Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Su’aallo lagu weydiiyey dhallinyaro gaarsiisan 32 469 oo isugu jira rag iyo haween oo ku dhaqan 2 ka mid ah waddammada EU oo Iswiidhenna ay ka mid tahay ayaa lagu ogaaday in dhallinyarada wiilashu ka cabsi qabaan xuquuq dheeri ah oo la siiyo haweenka. Halka ragga waaweyni middaa dooneyaan. Waddammada ugu badan ee fikirkaa qabey ayaa ah kuwa shaqa la’aanta dhallinyaradu ku badan tahay. Waa arrin lala yaabo,sida ay sheegtay cilmibaaraha Gefjon Off.

Wafdi ka socda dalka Iswiidhen oo toddobaadka foodda innagu soo haya u ambabixi doona dalka Turkiga si uu ugala xaajoodo dalabkii dalka Iswiidhen ee xubinnimada gaashaanbuurta NATO.

Xulka kubaadda cagta Iswiidhen oo caawa kulan adag la leh xulka qaranaka Slovenia.

Jaksot(1000)

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

15 jir lagu helay kufsi gabar yar xilli iskuul lagu jiray. Waxaa laga yaabaa in la mamnuuco in booliisku ka qayb galaan xafladda Pride-ka iyagoo si gaar ah u xiran dharka shaqada. 12 jir looga shakisan yahay dil Malmö ka dhacay jimcihii hore.

16 Joulu 20252min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

haweeney looga shakisan SUMEYN ka dhacday Isbitaalka jaamacada ee Uppsala oo xabsiga lagu sii heeyn doono. Qoraxda oo dalka jirto wax ka yar shan saac. 35 dal oo ku tartami doona Tartanka Heesaha Eurovision.

15 Joulu 20252min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Boolis lagu helay dambi ah inuu si aan taxaddar lahayn u dhaawacay 15. Degmooyin badan oo si liidata ugu diyaarsan go'itaanka korontada haddii dagaal dhaco. Shaqo la'aanta oo aan isbadal ku iman bilihii ina dhaafay ee Oktoobar iyo Nofeembar.

12 Joulu 20252min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Nin50 jir ah oo lagu tuhmayey dil labbo laab ah oo la siiyey. Dugsiga folkhögskolan Kista oo taageerada dowlada laga joojinayo. Haween dhallinyarada ah ooka soo horjeeda shaqada militariga.

11 Joulu 20252min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Maria Corina Machado oo ku guuleeysatay abaalmarinta nabada oo aan imaan xafladii lagu gudoon lahaa abaalmarinta. 50 jir lagu tuhunsan yahay dil haweenay iyo wiil 15 jir ah. Deeq-bixiye shahwo oo hidde-sidaha qaarkii laga heley isbeddel.

10 Joulu 20252min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Xukun la xaqiijiyay oo ku saabsan maalgelinta IS ee Tiktok. Darawal bas oo seexday isagoo isteerinka haya. Hal qof ayaa la qabtay oo lagu tuhunsan yahay inuu alaab ka xaday waayeel ku jirey cusbitaal.

9 Joulu 20252min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Xukuumadda oo kordhinaysa waajibaadka rayidka. Dhiig yari weyn oo ka jirta gobalka Västra Götaland. Hal qof ayaa la codsaday in rummaanka la dhigo

8 Joulu 20252min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Xukuumada iyo SD oo raba in dhalashada lalanoqon karo. Bogag badan oo khalkhal galay maanta. Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Göteborg.

5 Joulu 20251min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
rss-ootsa-kuullut-tasta
ootsa-kuullut-tasta-2
tervo-halme
rss-kuka-mina-olen
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
otetaan-yhdet
politiikan-puskaradio
rss-podme-livebox
rss-vaalirankkurit-podcast
aihe
rikosmyytit
radio-antro
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset
linda-maria
rss-skn-parhaat