Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Waxaa maxkamada magaalada Skellefteå xukun ay ku riday, wiilki 15 jirka ahaa oo weerar u gaystay gabar 9 jir ah, isla mar ahaantana kula kacay isku day dil iyo kufsi ah xagaygi ina soo dhaafay.

Degmooyin intii hore ka badan ayaa ku tallaabsadey iney hirgeliyaan tijaabadda luuqadda ee shaqaalaha xannaanada waayeelka, sida uu qoray wargeeyska shaqaalaha degmooyinka. Iyo warar kale

Jaksot(1000)

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Shan qof oo cimilada u ololeeyaa ayaa laqabtay kadib markii ranji kabuuxiyeen xafiiska dawlada. Sweden oo diiday ka mid noqoshada Golaha Nabadda ee Trump uu soo jeediyay. Dambiilayaasha oo lacag farab...

22 Tammi 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Kontoroolka shaqaalaha dugsiyada oo la ballaarin doono Hal qof oo ay qabatay Säpo oo looga shakisan yahay hanjabaad wasiirro Amiiradda Désirée oo geeriyootay

21 Tammi 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Raiisul Wasaaraha Ulf Kristersson oo u safraya Davos In ka badan 100 kun oo qof oo dooneysa inay gasho imtixaanka jaamacadda Meyd laga helay degmada Uddevalla

20 Tammi 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Guddiga Arrimaha Dibadda oo loo yeeray kulan Xukuumadda oo soo jeedisay in la helo daahfurnaan buuxda ee dhanka iskuullada gaarka ah Hoos u dhac weyn oo ku yimid filimada Iswiidhan ee shinoomada:

19 Tammi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Dhaqaalaha Sweden oo deggan inkasta uu jiro walwal caalami ah Heerka ugu sarreeya ee influensaha kirismaska oo dhammaaday Dhimasho badan oo ka dhacday buuraha sannadkii hore

16 Tammi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Koran gubaha Salwan Najem oo magangalyo ka codsaday Maraykanka Kormeere gaadiid oo ku dhintay shil intii lagu jiray imtixaanka gaari kaxeynta Shaqo laaanta oo hoos u dhacday

15 Tammi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Baaritaanka booliiska ee weerarkii Örebro oo soo dhamaaday Xisbiga Liberalerna oo weli ka hooseeya xadka baarlamaanka ee cabbirka cusub Nin bangi ka shaqeeya oo faaruqiyay akoono dhaxal ee 137 qof

14 Tammi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Dad badan ayaa laga mamnuucay maktabadda Nin kufsaday haweeney xabsi iyo musaafurin lagu xukumay Saddex tan oo kookayn ah oo laga helay konteenar ka yimid Koonfur Ameerika

13 Tammi 1min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
rss-ootsa-kuullut-tasta
tervo-halme
ootsa-kuullut-tasta-2
politiikan-puskaradio
rss-podme-livebox
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
otetaan-yhdet
rss-asiastudio
rikosmyytit
viisupodi
rss-vaalirankkurit-podcast
rss-mina-ukkola
the-ulkopolitist
radio-antro
io-techin-tekniikkapodcast
popcorn-with-esko
rss-polikulaari-humanisti-vastaa-ja-muut-ts-podcastit
rss-merja-mahkan-rahat
rss-50100-podcast