Wararkii maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Maanta oo arbaco ah taariikhduna tahay 21 december 2022, ayaa ah maalinta sannadka ugu mugdisan iyo weliba habeenka ugu dheer iyo maalinta oo ugu gaaban.
Cudurka fin-daayeerka ayaa dhowaantan loo heley magac cusub oo ingiriisi ah– mpox. Midkaasina oo hadda ay hayadda hoggaanka bulshada – Socialstyrelsen ay iminka magacaa ansixisay.
Faafidda cudurka ayuu ugu badnaa galbeedka iyo bartamaha Afrika, halka habka ugu badan ee lagu kala qaadayeyna ey ahayd ragga isu taga. Laanta caafimadka ee WHO ayaa xaqiijisay in magacan findaayeerka sidoo kale loo isticmaalay si cunsurinimo ku dheehan tahay, haddey noqon lahayd aaladda internetka iyo qeeybaha kale ee bulshada.
Berri oo khamiis ah ayuu wasiirka arrimaha dibadda Sweden, Tobias Billström wuxuu u safri doonaa dalka Turkiga, isagoo halkaas kula kulmi doona dhiggiisa Turkiga Mevlüt Cavusoglu.

Jaksot(1000)

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Shan qof oo cimilada u ololeeyaa ayaa laqabtay kadib markii ranji kabuuxiyeen xafiiska dawlada. Sweden oo diiday ka mid noqoshada Golaha Nabadda ee Trump uu soo jeediyay. Dambiilayaasha oo lacag farab...

22 Tammi 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Kontoroolka shaqaalaha dugsiyada oo la ballaarin doono Hal qof oo ay qabatay Säpo oo looga shakisan yahay hanjabaad wasiirro Amiiradda Désirée oo geeriyootay

21 Tammi 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Raiisul Wasaaraha Ulf Kristersson oo u safraya Davos In ka badan 100 kun oo qof oo dooneysa inay gasho imtixaanka jaamacadda Meyd laga helay degmada Uddevalla

20 Tammi 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Guddiga Arrimaha Dibadda oo loo yeeray kulan Xukuumadda oo soo jeedisay in la helo daahfurnaan buuxda ee dhanka iskuullada gaarka ah Hoos u dhac weyn oo ku yimid filimada Iswiidhan ee shinoomada:

19 Tammi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Dhaqaalaha Sweden oo deggan inkasta uu jiro walwal caalami ah Heerka ugu sarreeya ee influensaha kirismaska oo dhammaaday Dhimasho badan oo ka dhacday buuraha sannadkii hore

16 Tammi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Koran gubaha Salwan Najem oo magangalyo ka codsaday Maraykanka Kormeere gaadiid oo ku dhintay shil intii lagu jiray imtixaanka gaari kaxeynta Shaqo laaanta oo hoos u dhacday

15 Tammi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Baaritaanka booliiska ee weerarkii Örebro oo soo dhamaaday Xisbiga Liberalerna oo weli ka hooseeya xadka baarlamaanka ee cabbirka cusub Nin bangi ka shaqeeya oo faaruqiyay akoono dhaxal ee 137 qof

14 Tammi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Dad badan ayaa laga mamnuucay maktabadda Nin kufsaday haweeney xabsi iyo musaafurin lagu xukumay Saddex tan oo kookayn ah oo laga helay konteenar ka yimid Koonfur Ameerika

13 Tammi 1min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
rss-ootsa-kuullut-tasta
ootsa-kuullut-tasta-2
tervo-halme
politiikan-puskaradio
rss-podme-livebox
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
viisupodi
otetaan-yhdet
rss-asiastudio
rss-mina-ukkola
rikosmyytit
the-ulkopolitist
rss-vaalirankkurit-podcast
io-techin-tekniikkapodcast
linda-maria
rss-kiina-ilmiot
rss-kaikki-uusiksi
rss-hyvaa-huomenta-bryssel
rss-kuka-mina-olen