Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Ciidanka ammaanka ayaa gacanta ku dhigay afar qof oo dembiyo kala duwan lagu tuhunsan yahay kadib qarax xooggan oo xalay ka dhacay xaafadda Grimsta oo dhacda waqooyigalbeed ee magaalada Stockholm.

Shan gobol oo Iswiidhen ka tirsan ayuu maanta ka bilowday ugaarsi ay doodi ka taagnayd ee 75 ka mid ah xayawaanka yeeyda.

Wakaaladda socdaalka ayaa sannadkii la soo dhaafay kordhisay tirada shaqaalaha gacanta ku haya kiisaska codsiyada ogolaanshaha shaqada, oo ay ka dhigtay laga bilaabo 200 ilaa 300 oo qof.

Jaksot(1000)

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Kooxda kubada cagta Iswiidhan oo maanta ka hor imanaysa Booland iyo warar kale.

29 Maalis 20222min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Nin lagu toogtay magaalada Stockholm iyo warar kale. *Macalin Jaamac, oo hore Sweden darawalnimo uga shaqayn jirey, ayaa sheegay in loo magacaabay lataliyaha wasaaradda gaadiidka ee Somaliland si uu uga shaqeeyo arrimaha amniga gaadiidka waddooyinka.

28 Maalis 20222min

Wararka Maanta  ee Sweden

Wararka Maanta  ee Sweden

Dad aad u yar ayaa raadsaday daweynta cudurka kansarka intii lagu jiray cudurka faafa ee Covid19 Dhanka kale, Subaxnimadii jimcaha, afar qof ayaa la codsaday in lasoo xidho iyada oo lala xiriirinayo faldambiyeed ka dhacay Dukaanka ICA-Härvan iyo wararka kale oo dheeraad ah kala soco bogeena Gobolka jämtland oo soo guryo badan u helay dadka qaxootiga

25 Maalis 20223min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Kooxda kubada cagta Iswiidhan oo caawa ka hor iman doonta kooxda Sheekiya iyo warar kale.

24 Maalis 20222min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

300 000 qof oo ka soo qaxay Yuukraain ayaa dalkan soo gaadhi kara, dhaleecayn loo soo gudbiyay degmooyinka iyo warar kale.

23 Maalis 20222min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Wasaarada difaaca oo loo gudbiyay dhaleecayn, weerarkii iskuulka Malmö iyo warar kale.

22 Maalis 20222min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Waxaa cisbitaalka magaalada Falun ku yar caanaha naasaha, mudaharaad lagu taageerayo Yuukraain iyo warar kale.

21 Maalis 20222min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Kooxda qaranka kubada cagta ee Ruushka ayaan ka qeeyb geli doonin koobka adduunka iyo warar kale.

18 Maalis 20222min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
tervo-halme
rss-ootsa-kuullut-tasta
ootsa-kuullut-tasta-2
politiikan-puskaradio
rss-kuka-mina-olen
rss-podme-livebox
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
otetaan-yhdet
rikosmyytit
rss-vaalirankkurit-podcast
viisupodi
rss-polikulaari-humanisti-vastaa-ja-muut-ts-podcastit
rss-merja-mahkan-rahat
lotta-paakkunainen
rss-aijat-hopottaa-podcast
rss-suoraan-asiaan
rss-se-avun-kysymyspodcast
rss-50100-podcast
rss-raha-talous-ja-politiikka