Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Ciidanka ammaanka ayaa gacanta ku dhigay afar qof oo dembiyo kala duwan lagu tuhunsan yahay kadib qarax xooggan oo xalay ka dhacay xaafadda Grimsta oo dhacda waqooyigalbeed ee magaalada Stockholm.

Shan gobol oo Iswiidhen ka tirsan ayuu maanta ka bilowday ugaarsi ay doodi ka taagnayd ee 75 ka mid ah xayawaanka yeeyda.

Wakaaladda socdaalka ayaa sannadkii la soo dhaafay kordhisay tirada shaqaalaha gacanta ku haya kiisaska codsiyada ogolaanshaha shaqada, oo ay ka dhigtay laga bilaabo 200 ilaa 300 oo qof.

Jaksot(1000)

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Xisbiga Socialdemokraterna oo doonayo in Qaza uu gaarsiyo caawimaad. Ganacsiga tafaariiqda ee iibka dukamaada oo kordhay bishii Juun. Kumanaan kalluun oo ku dhintay wabi ku yaalla Laholm.

30 Heinä 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin dhalinyaro ah ayaa lagu xukumay xabsi daain kadib markii uu dilay nin 25 jir ah. Qof ayaa loo xiray tuhun ah isku day dil, kadib toogasho ka dhacday guri ku yaal Södertälje. Wax-soo-saarka guud ee...

29 Heinä 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Dad badan oo hooy la'aan ah kadib dabkii ka kacay Hudiksvall. Hay'adda saadaasha hawada SMHI oo ka digtay roobab mahiigaan ah. Xulka qaranka Ingiriiska oo ku guuleystay koobka haweenka ee Yurub.

28 Heinä 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Labbo nin oo xabsi dheer loogu xukumay toogasho ka dhacday saldhiga dhexe ee Lund. Shaqo la'aanta oo weli ah mid aad u sareysa. Digniinno laga soo saaray roob mahiigaan ah oo da'aya manta oo Jimcaha a...

25 Heinä 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Iswiidhishka jooga Kamboodiya oo loogu baaqay inay taxaddaraan. Xabsi adag oo lagu xukumay nin bam gacmeed ku tuuray maqaaxi. 14 neef oo Ido ah oo Biriqi dishay.

24 Heinä 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Qarax ka dhacay albaabka guri dabaq ah oo ku yaala Södertälje. Roob muddo bil ah dai lahaa oo la filayo in uu hal maalin gudaheed. Duuliye-diyaaradeed oo la xiray isaga oo sakhraansan.

23 Heinä 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

SMHI oo soo saartay digniin ku saabsan roobab ka da'a Götaland. Ku dhawaad 500 oo rakaab oo ku xanibmay saldhiga tareen duleedka Skellefteå. Ryanair oo ka fiirsanaysa kordhinta gunno ay siiso shaqaala...

22 Heinä 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Dadka degan Långsele oo lagu booriyay i ay karsadaan biyaha loo isticmaalo cuntada iyo cabitaanka. 39 jir ah oo maxkamadi ku heshay danbi ah ka ganacsiga daroogada iyo hubka Sweden soo gala. Labba ruu...

21 Heinä 20252min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
ootsa-kuullut-tasta-2
rss-ootsa-kuullut-tasta
tervo-halme
politiikan-puskaradio
rss-podme-livebox
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
viisupodi
otetaan-yhdet
rss-vaalirankkurit-podcast
rss-asiastudio
the-ulkopolitist
radio-antro
io-techin-tekniikkapodcast
linda-maria
rss-mina-ukkola
rss-kaikki-uusiksi
rikosmyytit
rss-kiina-ilmiot
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset