Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Ciidanka ammaanka ayaa gacanta ku dhigay afar qof oo dembiyo kala duwan lagu tuhunsan yahay kadib qarax xooggan oo xalay ka dhacay xaafadda Grimsta oo dhacda waqooyigalbeed ee magaalada Stockholm.

Shan gobol oo Iswiidhen ka tirsan ayuu maanta ka bilowday ugaarsi ay doodi ka taagnayd ee 75 ka mid ah xayawaanka yeeyda.

Wakaaladda socdaalka ayaa sannadkii la soo dhaafay kordhisay tirada shaqaalaha gacanta ku haya kiisaska codsiyada ogolaanshaha shaqada, oo ay ka dhigtay laga bilaabo 200 ilaa 300 oo qof.

Jaksot(1000)

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Sweden oo gudbisay dalabka iibsiga rasaasta madfac ee ugu badneed 40 sano. Lisberg oo dacweysay shirkad ceymis iyo ciyaarta labaad ee hablaha Sweden ee horyaalka Yurub

8 Heinä 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Koroka sicir bararka oo ka badan inta la filayay. Safarada Sweden iyo Yurub dhexdeeda oo qaali noqday iyo nin ku xukunaa dil wasiir oo ogoolaasho la siiyay

7 Heinä 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Kastamka oo sannadkan gacanta ku dhigay 106 kg oo maandooriyaha heroin ah. Dabeeylo aad u xooggan ayaa shalay ka dhacay dalka. Mohamsson oo shahadeeda waxbarasho daba gal lagu sameeyay.

4 Heinä 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Hay'adda saadasha hawada SMHI oo soo saartay digniin dabaylo xoogan. Toogashooyinka ka dhaca Iswiidhen oo sii yaraanaya. Saddex qof ayuu gaari ku jiiray magaalada Trelleborg.

3 Heinä 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Iswiidhen oo 8.2 bilyan oo karoon ugu deeqi doonto sanduuqa bangiga adduunka. Labo nin oo loo xukumay dembi ku saabsan farsameeyn dukumentiyo. Hay'adda SMHI oo digniin ka soo saartay onkod qaybo ka mi...

2 Heinä 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Xukuumadda ayaa ka walaacsan in caruur aad u yar ay ku dhashaan dalka Iswiidhen. Xisbiga Moderaterna oo soo jeediyay in la joojiyo shuruudda qorista buuga qalinjabinta. Xukuumadda oo doonayso in la ha...

1 Heinä 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Ebba Busch oo sheegtay in arrinka daryeelka caafimaadka mudnaanta la siiyo. Xildhibaan Annika Strandhäll (S) oo isaga baxayso siyaasadda. Rag badan oo ku nool Iswiidhan ah ayaa doorta inay is-dhufaan.

30 Kesä 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Xisbiga Vänsterpartiet ayaan ku qanci doonin inuu noqdo xisbi-taageere kaliya. Wasiirka maaliyadda: Bartilmaameedka NATO ee boqolkiiba shan waa macquul laakiin adh mid adag. Tiro dembiilayaal badan oo...

27 Kesä 20252min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
ootsa-kuullut-tasta-2
rss-ootsa-kuullut-tasta
tervo-halme
politiikan-puskaradio
rss-podme-livebox
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
viisupodi
otetaan-yhdet
rss-vaalirankkurit-podcast
rss-asiastudio
the-ulkopolitist
radio-antro
io-techin-tekniikkapodcast
linda-maria
rss-mina-ukkola
rss-kaikki-uusiksi
rikosmyytit
rss-kiina-ilmiot
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset