Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Ciidanka ammaanka ayaa gacanta ku dhigay afar qof oo dembiyo kala duwan lagu tuhunsan yahay kadib qarax xooggan oo xalay ka dhacay xaafadda Grimsta oo dhacda waqooyigalbeed ee magaalada Stockholm.

Shan gobol oo Iswiidhen ka tirsan ayuu maanta ka bilowday ugaarsi ay doodi ka taagnayd ee 75 ka mid ah xayawaanka yeeyda.

Wakaaladda socdaalka ayaa sannadkii la soo dhaafay kordhisay tirada shaqaalaha gacanta ku haya kiisaska codsiyada ogolaanshaha shaqada, oo ay ka dhigtay laga bilaabo 200 ilaa 300 oo qof.

Jaksot(1000)

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Ninka warbaahinta looga yaqaan Nytorgsmannen ayaa lagu soo oogay dacwad kufsi. Xukuumadda ayaa soowajahday dhaleeceyn kadib markii Thyberg uu ka tagay shaqadiisa. Koobka adduunka ee ciyaarta xeegada b...

9 Touko 20253min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Caruur iyo dhallinyaro badan oo qaata dawada xaaladda ADHD. Xildhibaanadda xisbiga Vänsterpartiet Lorena Delgado ayaan doonayn inay ka tagto xilkeeda. Maanta ayaa siyaasigii hore ee xisbiga Centerpart...

8 Touko 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Wiil 18 jir ah ayaa waxaa soo gaaray dhaawac halis kadib markii u dhismo ka soo dhacay. Sicir bararka oo ka hooseeyay sidii laga filayay bishii abriil. Todobo qof ayaa maanta lagu soo oogay dacwad ku ...

7 Touko 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Maxkamadda racfaanka ee Svea ayaa maanta ruumaanka dhigtay nin shalay ay sii daysay maxkamadda degmadu. Nin reer Malmö ah oo lagu xukumay inuu bixiyo 740,000 karoon oo dayactir ah. Qaybo badan oo ka m...

6 Touko 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Haweeney 50 jir ah ayaa geeriyootay ka dib markii uu baaskiil jiiray. Waxaa jira xiiso weyn oo ku saabsan barashada sida loo xalliyo dembiyada. Wiil da'diisu ka yar tahay 18 sano oo dhaawaciisa laga h...

5 Touko 20251min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Dabeyl xooggan oo caawa la filayo. Ninkii afaraad oo loo qabtey dilkii Uppsala. Xorriyadda saxaafadda oo sii xumaanaysa.

2 Touko 20252min

Wararka maanta ee raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee raadiyaha Sweden

Xeer-ilaaliye lagu xukumay sin jabin. Maxkamadda racfaanka ayaa ansixisay xukun hore oo ka soo baxay maxkamadda degmada, oo ah xabsi daain. Dacwadaha inkasso oo yaraaday balse deymaha ayaa kordhay.

30 Huhti 20252min

Wararka maanta ee raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee raadiyaha Sweden

17 qof oo lagu soo oogay dacwad la xidhiidha daroogo. Nin 50 jir ah oo u geeriyooday dhaawac ka soo gaadhay kaalin shidaal. Xukuumada oo doonaysa in la adkeeyo madaxbanaanida garsoorka.

29 Huhti 20252min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
ootsa-kuullut-tasta-2
tervo-halme
rss-ootsa-kuullut-tasta
politiikan-puskaradio
viisupodi
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-podme-livebox
otetaan-yhdet
rss-vaalirankkurit-podcast
radio-antro
linda-maria
the-ulkopolitist
rss-kaikki-uusiksi
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset
rss-asiastudio
io-techin-tekniikkapodcast
rss-kiina-ilmiot
rss-mina-ukkola
rss-hyvaa-huomenta-bryssel