Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Caafimaad darrada lala xiriirinayo cuntada iyo cabbitaanka ayaa soo badanaya sida ay sheegtay hay'adda cuntada Sweden.

Dhacdadii ka dhacday banaanka xaruunta dawladda hoose ee magaalada Stockholm, taas oo ahayd in lagu daldalay boombale lagu matalay madaxweeynaha Turkiga Erdogan, ayaa noqotay mid aan dambi ahayn.

Kadir Qaadir oo falkii uu sameeyay 28-kii bishii diseember uuna ku badbaadiyay ilmo neeftu ku dhagtay ayaa sheegay inay muddo dheer arrinkaa xasuustiisa ku sugnaan doonto.

Jaksot(1000)

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Waqti dheer oo la sugayo taageerada waxbarashada. Dacwad ka dhan ah 14 jir ka dib dilkii hogaamiyihii kooxda baandooyinka. Taleefanno badan oo gacanta oo laga helay xabsiyada.

12 Elo 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Karoonka Iswiidhishka oo noqday lacagta ugu badan ee la kala iibsado. Xukuumadda oo dalbanaysa in saxaafadda caalamiga ah loo oggolaado Qasa. Afar qof oo loo xiray tuhun la xiriira afduub.

11 Elo 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Haweeney lagu xukumay inay ku gacan siisay caruur iney qaraxyo fuliyaan. Wiil dhalinyaro ah oo loo gacan geliyay dalka Denmark. Xisbiga Miljöpartiet oo Ebba Busch ku dacweeyey guddi hoosaadka dastuurk...

8 Elo 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin Iswiidhish ah oo looga shakiyey dambiyo argagixiso oo ka dhacay Jarmalka. Qarax ka dhacay guri dabaq ah oo ku yaalla magaalada Kristianstad. Iswiidhish laga soo daadgureeynayo Qaza.

7 Elo 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Dhowr qof oo la xiray ka dib toogasho ka dhacday Katrineholm. Haweeney lacago badan ka qiyaameeysay Qasnada Ceymiska. Dhalinyaro badan oo lagu meeleeyay xarumaha Sis.

6 Elo 20251min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin la qabtay kadib dabkii ka kacay Hultsfred. Darawal bas oo ku dhintay shil ka dhacay Trelleborg. Qiimaha cunada oo aan isbedelin bishii Luulyo.

5 Elo 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Tirada hanjabaadaha iyo rabshadaha ka jira xabsiyada ayaa aad u kordhay. Qiimaha guryaha oo hoos u dhacay bishii Luulyo. Duufaanta Floris oo ku soo socota Iswiidhen.

4 Elo 20253min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Xisbiga oo SD oo diiday in la hakiyo heshiiska ganacsiga ee Israaiil. Meyd laga helay kaynta degmada Enköping. Gabar yar oo cisbitaal loola cararay kadib markii uu weeraray eey.

1 Elo 20252min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
ootsa-kuullut-tasta-2
tervo-halme
rss-ootsa-kuullut-tasta
politiikan-puskaradio
viisupodi
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-podme-livebox
otetaan-yhdet
rss-vaalirankkurit-podcast
radio-antro
linda-maria
the-ulkopolitist
rss-kaikki-uusiksi
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset
rss-asiastudio
io-techin-tekniikkapodcast
rss-kiina-ilmiot
rss-mina-ukkola
rss-hyvaa-huomenta-bryssel