Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Xukuumadda Sweden ayaa sheegtay in si adag loo xoojin doono ilaalinta iyo kontoroolada xaduudaha dalka. Qarax aad u xoog badan ayaa xalay ka dhacay iridka hore guri dhisme qoysas fara badani degan yihiin kaasoo ku yaalla Ronna, Södertälje. Yaasin Cabdullaahi wuxuu ka mid yahay soomaalida Göteborg oo dhiig ku taburacayey muddo ka badan 20 sanno sida uu sheegay, mar uu laanta soomaaliga la hadlay.

Jaksot(1000)

19/9 Podd-ka maanta

19/9 Podd-ka maanta

Xisbiga Moderaterna oo soo bandhigay hindise cusub oo la xiriira soo-galootiga. Xukuumadda iyo xisbiga SD oo diyaar la ah amaah 220 bilyan oo karoonah. Booliiska oo doorbiday in aan la soo saarin shur...

19 Syys 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Xukunkii lagu sii daayay Henrik Landerholm oo rafcaan laga qaaay Wiilal lagu soo oogay dacwad dilka aabbe carruur yar leh MP oo ku dacweeyay dowladda jebinta sharciga caalamiga ah

18 Syys 20252min

Wararka Maanta Sweden

Wararka Maanta Sweden

Xayeeysiin ka beenabuurasho tigidhada gaadiidka oo faafaya. Isticmaalka muqaadaraadka dhallinyarada ka da'yar 30 sannadoodoo yaraatay. Caqabaddii bakteeriyadii Salmonella ee ka dillaacday Sörmland oo ...

17 Syys 20251min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Saddex qof oo Swedish ah oo lagu qabtay dalka Portugal Xukuumadda oo ku maalgelineysa in ka badan afar bilyan oo karoon waxbarashada Ehel ayaa lagu xukumay xabsi ka dib markii gabar dhallinyaro dalka ...

16 Syys 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Gabar 17-jir ah oo dhowr jeer la tooreeyey 19-jir shaqa qaran haya oo lagu xukumay afar kiis oo faraxumeyna Waayeelka xaqa u leh inay codbixiyaan oo sii kordhaya

15 Syys 20252min

12/9 Podd-ka maanta

12/9 Podd-ka maanta

Jessica Stegrud SD, ayaa maanta kulan wada-xaajood ah la yeelatay Linda Lindberg. Waxaa kor u kacay dadyoowgii dalxiiska ku iman jirey Sweden. Wasaaradda arrimmaha dibadda Sweden ayaa shalayto u yeert...

12 Syys 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Waalidiinta diida caawinaadda caruurtooda dhinaca qaldan u leexda, oo laga yaabo in lacag ganaaxo. Qiimaha cunnada oo Agoosto hoos u dhacay. Suuqa shaqada oo cadaadis saaran yahay.

11 Syys 20252min

Wararka Maanta Sweden

Wararka Maanta Sweden

Booliska ayaa baaritaan bilaabay kadib markii hal nin xalay lagu dilay magaalada Göteborg. Shirkadda lacagta lagu bixiyo ee Klarna oo lagu qiimeeyay suuqa saamiyada magaalada New York. Laba nin iyo na...

10 Syys 20251min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
ootsa-kuullut-tasta-2
rss-ootsa-kuullut-tasta
tervo-halme
politiikan-puskaradio
rss-vaalirankkurit-podcast
viisupodi
rss-podme-livebox
otetaan-yhdet
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-asiastudio
radio-antro
rss-kaikki-uusiksi
rss-hyvaa-huomenta-bryssel
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset
linda-maria
the-ulkopolitist
rss-kalevi-sorsa-saation-podcast
rss-merja-mahkan-rahat
rss-tekkipodi