Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Xulka qaranka Iswiidhen ayaa ka guulaystay xulka qaranka Arjantiina kulanki ugu danbeeyay ee heerka guruubyada koobka aduunka ee FIFA. Booliska ayaa helay raadka dadka ka cararay goob lagu tuhunsan yahay in uu dil ka dhacay, magaaladda Göteborg. 10-15 % dadka ka weyn da'da 76 ayaa waaya arag u noqdo ama dareema mar walba in ay keli yihiin.

Jaksot(1000)

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Cusbo badan oo caafimaadka waxyeeleysa. Biraha dib loo warshadeeyo ee dadka dhintay ee la gubo malayiinlaga sameeyo. Haweeney ka shaqeeya guryaha daryeelka oo xatooyo ku eedeysan.

3 Marras 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Wayeel badan oo hela codsiyada inkassokrav. Sicir bararka oo saameeya jeebka gunnada ee carruurta. Malmö, Göteborg iyo Stockholm oo diiday iney la kulmaan iskuduwaha dowladda ee la xirriira dib u celi...

31 Loka 20252min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Dhallinyaro ka socota Visby oo ku guuleysatay koobka Adduunka. Xadka xatooyada fudud oo la kordhiyey. Xisbiga Liberal-ka oo doonaya in la mamnuuco xadgudubka ceejada galmada.

30 Loka 20252min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Labo qof oo iswiidhish ah oo lagu haysto falal argagixisanimo. Dhaqaalaha Sweden wuxuu u koray si ka dhakhso badan sidii la filayay. Nin geeriyooday markuu kuu dhacay gaari haan ah.

29 Loka 20252min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Tareen istaagay daad dartii. Sababta keentay koronto la'aan ka dhacday farasmagaalaha Stockholm. Boliis diiday in uu tago goobtiisa shaqada.

28 Loka 20251min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Qalfoof ilmo oo 2 000 sannadood jir ah oo la helay. Johan Rockström ayaa loo magacaabay Iswiidhishka sannadka ee dunida. Qof la toogtay oo keyn laga helay.

27 Loka 20252min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Dhammaan tareenada isaga goosha Stockholm-Uppsala waa la joojinayaa dhowr maalmood. Nin rumaan loo dhigay dil dhacay toban sano ka hor. Saab oo qorsheynaysa inay shaqaaleysiiso in ka badan 3,000 oo qo...

24 Loka 20251min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Ukun suuqa laga saarayo markii la helay salmonella. Shan arday oo dhigta dugsiga Lundsbergs oo jirdil lagu eedeeyey. Dhowr khalad oo ku yimid nidaamka Millennium.

23 Loka 20252min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
ootsa-kuullut-tasta-2
rss-ootsa-kuullut-tasta
tervo-halme
politiikan-puskaradio
viisupodi
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-podme-livebox
radio-antro
rss-asiastudio
otetaan-yhdet
rss-vaalirankkurit-podcast
linda-maria
rss-kaikki-uusiksi
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset
io-techin-tekniikkapodcast
the-ulkopolitist
rss-kiina-ilmiot
rss-mina-ukkola
rss-hyvaa-huomenta-bryssel