Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Miraha iyo khudaarta ayaa yeesha midabbo badan oo xoogan. Ma ahan oo kaliya qurux, laakiin sidoo kale caafimaad ayaa laga helaa, sida lagu sheegay laanta idaacadda ee culuunta sayniska. Gacanyare ka howlgala wakaaladda canshuuraha ee Malmö ayay la soo gudboonaatay inuu si kama' ah ugu diray mail ey ku qoran yihiin xogaha shakhsiyaad gaarsiisan 7700, shakhsi khaldan. Boliisku waa inay saxaan khaladaad, kadib wixii ka dambeeyay geeridii sarkaalkii sare ee Mats Löfving.

Jaksot(1000)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Xukuumada iyo SD oo raba in dhalashada lalanoqon karo. Bogag badan oo khalkhal galay maanta. Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Göteborg.

5 Joulu 20251min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Sicir-bararka oo hoos udhacay bishii November . Xukuumadda Sweden oo rabta in loo soo gudbiyo dadka hantida ku leh waddanka dibadiisa. Lammaane 70-jirro ah oo laga dhacay lacag dhan 1 milyan.

4 Joulu 20251min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Hargabka shimbaraha oo ka jira koonfurta Sweden. Nin kun sim-kaardh u diwaangashanaayeen oo la dacweeyay. Nin laaluush ku qaadan jirey hubinta gawaarida oo dacwad lagu soo oogey.

3 Joulu 20252min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Codbixiyeyaasha oo muhiim u arka daryeelka caafimaadka doorashada soo socota.Nin weerar in uu ku qaado rabay Eurovision 2020 oo waxbarashada laga joojin rabo.Nin sa...

1 Joulu 20251min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Boostada oo qabata daroogo badan.lafo badan oo ku jajabey sibiibaxasho.Bannaanbixii Salem oo dib u soo noolaanaya.

1 Joulu 20253min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Labadii qof ee loo qabtay qaraxii Norrköping oo la iskafasaxay. Shirkado badan oo waxaa jira been abuur ah oo dadka lacag horumaris ah ka dalbada. Maxkamadaha oo hanjaabado badan loo diray.

28 Marras 20251min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Booliska gobolka galbeed oo qabtay lacag kaash ah badan. Tubaakada oo aad loo isticmaalo Silbasho imaan karta habeenka jimcaha soo galayo

27 Marras 20251min

Wararka Maanta Sweden

Wararka Maanta Sweden

Poland oo iibsanaysa maraakiibta quusta ee SAAB. Nin yar oo dacwad dil lagu soo oogay. Barfuunnada Sweden lagu gado oo badanaa xaasxaasiyad keena.

26 Marras 20251min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
ootsa-kuullut-tasta-2
rss-ootsa-kuullut-tasta
tervo-halme
politiikan-puskaradio
viisupodi
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-podme-livebox
radio-antro
rss-asiastudio
otetaan-yhdet
rss-vaalirankkurit-podcast
linda-maria
rss-kaikki-uusiksi
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset
io-techin-tekniikkapodcast
the-ulkopolitist
rss-kiina-ilmiot
rss-mina-ukkola
rss-hyvaa-huomenta-bryssel