
Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Su’aallo lagu weydiiyey dhallinyaro gaarsiisan 32 469 oo isugu jira rag iyo haween oo ku dhaqan 2 ka mid ah waddammada EU oo Iswiidhenna ay ka mid tahay ayaa lagu o...
27 Syys 20224min

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Afhayeenka baarlamanka Iswiidhen Andreas Norlén oo mar kale loo doortay inuu jagadaasi sii hayo afarta sannadood ee foodda innagu soo haysa. Ugu yaraan 15 qof oo de...
26 Syys 20223min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Warka Raadyaha Sweden Xildhibaannada baarlammaanka Sweden oo isniinta foodda innagu soo haysa dooran doona af-hayeenkii baarlammaan.Go'aankii xukuumadda ee ahaa in ay qaar ka mid ah wakhtiyada fasaxa ...
23 Syys 20222min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Boliiska oo in kasta oo uu helay miisaaniyad dheeri ah haddana aan ka soo bixin sidii cadaaladda loo hor keeni lahaa tiro ka badan waxa lagu magacaabo ”mängdbrott”N...
22 Syys 20224min

Wararka maanta ee Raadyaha Sweden
Xisbiga dhawaan la aasaasey ee "Nyans" oo ku guulaystay kursi golaha deegaanka ee degmada Landskrona. Dhakhtar ka hawlgalo gobolka Småland ayaa sheegay war xaqiiq ahayn oo ku saabsan in talaalka covid...
21 Syys 20223min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Garabyada kirooyinka guryaha oo uu u socda wada-xaajoodkoodii ku saabsanaa qiimaha kor u qaadidda sannadka foodda innagu soo haya kirooyinka 1,5-ta malyan hooy ee kirada loogu jiro. Madaxwaynaha Turki...
20 Syys 20223min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Afhayeenka baarlamanka oo maanta u xilsaaray Ulf Kristersson (M) inuu ka soo baaraandego dawlad aqlabiyad haysata inuu soo dhiso. Bulshada ku dhaqan gobolka Skåne oo hoos u dhigtay isticmaalka koronta...
19 Syys 20223min

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah 220 arday ee dhigata dugsiga dhexe ee "Nya Raketskolan" ee ku yaalla Kiruna ayaa loo oggolaaday inay guriga joogaan ka dib markii ururka macallimiinta ay codsadeen ...
16 Syys 20223min






















