Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Dhallinyaro ka socota Visby oo ku guuleysatay koobka Adduunka. Xadka xatooyada fudud oo la kordhiyey. Xisbiga Liberal-ka oo doonaya in la mamnuuco xadgudubka ceejada galmada.

Jaksot(1000)

Wararka maanta iyo Radio Sweden

Wararka maanta iyo Radio Sweden

Maxaabiista xabsiga Kumla oo sannadka u codeeyey si ka duwan sannadihii hore. Xukuumadda iyo mucaaradka oo u qoondeeyneya miisaaniyad dhanka ciyaaraha oo la geliyo xaafadaha danyarta, hase yeeshee wax...

5 Syys 20222min

Warark maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warark maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Dadka hore u sii codeynaya ka hor inta aan la garin maanlinta doorashada 11 Sep ayaa kordhay sanadkaan marka la barbadhigo doorashadii tan ka horeysay 2018 Dadka ho...

2 Syys 20223min

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Sannadkii hore ayaa 11 carruur ah oo ay da'doodu u dhaxayso 10-14 jir ayaa is-dilay Iswiidhan, waana tiradii ugu badnayd muddo 20 sano ah. Hey'adda Caymiska Qarank...

1 Syys 20223min

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Warshadda tamarta nukliyeerka ee Ringhals 4 ayaan awoodi doonin inay bixiso wax koronto ah muddo saddex bilood ah, ka dib markii ay ciladoowday iyadoo hadda u baaha...

31 Elo 20222min

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Sideed maalmod gudahooda ayaa lagu wax yeeleeyey 50 ka mid ah kameradaha xawaaraha gawarida lagu kontoroola ee gobolka Stockholm, isla markaana laga la baxay qalabk...

30 Elo 20222min

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Wasiirka Arimaha dibadda ee Yukreyn , Dmytro Kuleba oo booqasho ku yimd dalka Iswiidhen lana kulmay Ra'iisul Wasaaraha Iswiidhen Magdalena Andersson.Kobaca dhaqaala...

29 Elo 20223min

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Waxaa mar kale caadi noqotay in siyaasiyiintu ay albbaabada garaacaan inta lagu jiro ololaha doorashada. Toogashadii 47-aad ee sannadka oo geeri horseedda ayaa makh...

26 Elo 20222min

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Shakhsigii 46-aad ayaa inta sannadkan lagu jirey toogasho xalay lagu dilay magaalada Helsingborg. Waa tiro ka badan intii qof ee toogashada lagu diley guud ahaan sa...

25 Elo 20223min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
rss-ootsa-kuullut-tasta
tervo-halme
ootsa-kuullut-tasta-2
politiikan-puskaradio
rss-podme-livebox
viisupodi
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-asiastudio
otetaan-yhdet
rikosmyytit
the-ulkopolitist
rss-mina-ukkola
linda-maria
radio-antro
rss-vaalirankkurit-podcast
rss-merja-mahkan-rahat
popcorn-with-esko
rss-polikulaari-humanisti-vastaa-ja-muut-ts-podcastit
rss-50100-podcast