
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Xukuumadda Iswiidhan ayaa maanta qabatay shir jiraa'id oo ay kaga hadleeyso waxa ay ku sheegtay xaaladihii ugu dambeeyey ee Oollaha ka dhanka ah wax yeeleynta danaha Iswidhan. Wakaaladda cuntada ooku ...
26 Heinä 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Guddiga masiibooyinka qaranka ayaa dhameeyey baaritaankii ay ku sameeyeen burburkii markabkii quusay ee Estonia. In ka badan 100 kun goobood oo sannadkan laga hirgelinayo qalabka cadceedda ka dhaliya ...
25 Heinä 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Greta Thunberg, oo ah u halgame bii'ada ayaa lagu xukumey ganaax-maalmeed, markii lagu eedeeyey iney jebisay xeerka u hoggaansamida awoodda kaladambeeynta. Ururka iskaashiga islaamka ee magaciisa loo ...
24 Heinä 20232min

Wararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen
Falcelinadda dhacdaddii Quraanka shalay oo uu ka hadlay khabiir ku xeel dheereeya diimaha. Dambiile la qabtay 20 sano ka dib markii uu geystay dambiga imminka loo hayo. Göteborg oo ay ka socota howlo ...
21 Heinä 20233min

Wararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen
Xulka hablaha kubadda cagta Sweden oo ka qeyb gelaya koobka kubadda cagata adduunka ee dumarka oosaaka ka bilwoday Australia iyi New Zealand. Yeey la dilay oo la heyb aqoonsaday. Ciidanka xooga dalka ...
20 Heinä 20232min

Wararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen
Caruurta iyo dhallinyaradda iibiya sawiro qaawan ee galmo ee ay iska qaadaa oo kordhaya. Kaabsalo loo hindisay cudurka koleeraha. Soomaali ka qaeyb qaadaneysa koobka Gothia ee ka socda Göteborg
19 Heinä 20232min

Wararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen
Toddobaadka kooxaha qoob ka ciyaarka oo ka socda degmadda Malung ee gobolka Dalarna. Ciyaaryahanka darajada kowaad ee kubadda Tennis oo la ganaaxay 18 bilood. Muse Abdulkadir Muse iyo dabaasha maxaa k...
18 Heinä 20233min

Wararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen
Tartanka Gothia cup oo maanta ka furmaya magaaladda Göteborg. Dadka qabatimay maandooriyaha oo khasabka lagu dabiibo la soo jeediyay in la xoojiyo. Cabirka fekerku ma ahan mid aan xuduud lahayn, ayuu ...
17 Heinä 20233min






















