
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dadka Iswiidhen oo gaari doono ku dhowaan 11 milyan sannadka 2030. Shirkadda tareemmada ee MTR oo dacweynaysa darawallada tareemmada ee ku jira shaqo joojintakana doonaysa magdhow iyo iney shaqada dib...
18 Huhti 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Kansarka maqaarka oo soo badanaya oo xitaa dhallintii soo gaaray. Degmooyinka oo aan bixin waxbarashada koorsada barashada handhaqanka bulshada. Diyaaradii ay soo rideen ciidanka Iiraan oo uu xukun ka...
17 Huhti 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
19 qof oo gacansaar la leh kooxaha dembiyada iskubaheysta ee dalka Litawen oo aad uga shaqeeyn jirey ganacsiga maandooriya la isaga waarido dalalka Isbayn iyo Iswiidhen ayaa gacanta lagu dhigay. Sanna...
14 Huhti 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
17-jir lala baxsaday. Dialalka ka dhaca degmada Eskilstuna oo aad u batay.
13 Huhti 20232min

Wararka maanta ee Iswiidhan
Soomaalida ku dhaqan magaaladda Umeå oo bilaabay mashruuc caawinaya waalidiinta.
12 Huhti 20232min

Wararka maanta ee Iswiidhan
Heeyada dalkan oo shaqaalahooda ka mamnuucay isticmaalida app-ka Tiktok iyo warar kale.
11 Huhti 20231min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Safaradda ciida Påsk-iga(Ciidul fusxa) oo bilowday iyo talo la siiyay dadka gaadiidka u safra inta dabaaldegga ciidaasi lagu jiro. Meyd laga helay agagaarka Hagfors oo dhacda gobolka Värmland. Qiimaha...
6 Huhti 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Hilibka xoolaha iswiidhishka ee la iibsado ayaa yaraaday, halka hilib fara badan laga keeno dibedda. Saaxiibo arday ah oo u kuurgalay soo hubinta caafimaadka duurka taasoo abaal marin lagu siiyay. Aab...
5 Huhti 20233min






















