
Maanta iyo wararka Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Tiro cusub: Shaqo la’aanta oo korodhay bishii Oktoobar.FHM: Tallaalka dadka adeegga guriga hela oo yar.Centerpartiet oo doonaya in la baaro qaadashada lacagta euro-ga.
14 Marras 1min

Maanta iyo wararka Iswiidhen
Dil u adeegsaday 13-jir lagu xukumay xabsi. Warbixin cusub: Cabitaanka khamriga oo yaraaday. Agaasimaha guud ee hayadda canshuuraha oo loo baarayo jebinta xeerka sirta.
13 Marras 2min

Maanta iyo wararka Iswiidhen
Carruurta oo lacagta waalidkood ku iibsata lacag dijitaal ah. Iswiidhish argagixso darteed loogu maxkamadeeynayo Denmark. Daraasad: Kafeygu oo yareyn kara halista wadne garaaca aan caadiga ahayn.
12 Marras 2min

Maanta iyo wararka Iswiidhen
Dhallinyaro laga tashkiiliyo xarumaha daryeelka dhallaanka. Wiil qirtay ka mid ahaanshaha urur argagixiso. Tirada dadka ka weyn 65 ee shaqeeya oo sii kordheysa.
11 Marras 2min

Maanta iyo wararka Iswiidhen
Häcken oo noqotay horyaalka dumarka ee Allsvenskan. Qarax lala xiriirinayo kooxo gaangiska oo ka dhacay Luleå. Rekoodhka kubbadda cagta.
10 Marras 1min

Maanta iyo wararka radio Sweden
Salwan Najem oo kicin koox qowmiyadeed loogu xukumay ganaax.Nin dilay haweeney 60 jir ah oo xabsi daa'in lagu xukumay. Shirkado dowladu leedahay oo aan sameeyn ka hor ku filan ka hortaga takoorka.
7 Marras 2min

Maanta iyo wararka radio Sweden
Sicir-bararkii bishii oktoober oo waxba iska beddelin. Isbitaalka Uppsala oo ku booriyey in siddii caadiga aheyd daryeel loogu doonto. Heyadda IVO oo howlaheeda ka gungaarista lagu dhaleeceeyey inay muddo dheer qaadato.
6 Marras 2min

Maanta iyo wararka radio Sweden
Heerka dulsaarka oo lagu dhaafay 1.75%. Degmada Stockholm oo sannadkan gaartey go'aaanno safar-joojin ku meelgaar ah oo ku wajahan carruurta. Qof kasta oo taxaddar la'aan ah ama khiyaameeya gunnooyinka shaqo la'aanta oo heli kara ganaax.
5 Marras 2min






















