Adeeg Wanaag

Adeeg Wanaag

Public services in Somalia are highly limited due to the weakness of government institutions struggling to recover from destruction caused by conflict. However, even those government services that do exist fail to serve people effectively. Access to public services is a fundamental right for Somali citizens. Join Aweis Ahmed, the director of the SPA Policy Lab, and his guests, who will intensely discuss the public service matters in Somalia in the Adeeg Wanaag podcast.

Tämä podcast on lisätty Podme-palveluun avoimen RSS-syötteen kautta eikä se ole Podmen omaa tuotantoa. Siksi podcastin jaksot saattavat sisältää mainontaa.

Jaksot(64)

Dimuqraadiyeynta Puntland: Geeddi socodka, Caqabadaha iyo Xalalka

Dimuqraadiyeynta Puntland: Geeddi socodka, Caqabadaha iyo Xalalka

Halkan ka daawo madal aan ku qabannay Garowe oo aan kusoo bandhignay daraasad aan ka sameynay dimuqraadiyeynta Puntland: Geeddi socodka, Caqabadaha iyo Xalalka. Contact Somali Public Agenda’s Adeeg W...

7 Syys 20211h 23min

Hannaanka Federaaleynta Maaliyadda Soomaaliya

Hannaanka Federaaleynta Maaliyadda Soomaaliya

Halkan ka dhageyso Public Agenda Forum oo aan kusoo bandhignay daraasad aan ka sameynay hannaanka federaaleynta maaliyadda Soomaaliya. Contact Somali Public Agenda’s Adeeg Wanaag Podcast · Tweet us a...

16 Elo 202134min

Doorashada Soomaaliya: Ka laabashada muddo kordhinta, kaalinta raysal wasaaraha, iyo shirka la filayo in uu qabsoomo

Doorashada Soomaaliya: Ka laabashada muddo kordhinta, kaalinta raysal wasaaraha, iyo shirka la filayo in uu qabsoomo

1 dii May ee sanadkan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dib uga laabtay muddo kordhintii labada sano ahayd ee uu horey u sameeyay 12-kii April kadib markii uu madaxweynaha u j...

18 Touko 202125min

Dib-u-heshiisiinta Galmudug: Geeddi-socodka, Caqabadaha iyo Fursadaha

Dib-u-heshiisiinta Galmudug: Geeddi-socodka, Caqabadaha iyo Fursadaha

Soomaaliya waxay soo martay xasillooni darro weyn tan iyo markii la riday dowladdii milateriga ahayd 1991. Isku dhacyada rabshadaha wata ee u dhexeeya qabaa'illada iska soo horjeeda ayaa caadi ka ahaa...

4 Huhti 202129min

Falanqeyn miisaaniyadda sanadka 2021 loo qorsheeyay hay’adaha amniga, horumarinta dhaqaalaha iyo adeegyada bulshada Soomaaliya

Falanqeyn miisaaniyadda sanadka 2021 loo qorsheeyay hay’adaha amniga, horumarinta dhaqaalaha iyo adeegyada bulshada Soomaaliya

Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa 29-kii bishii Diseembar 2020 (labo maalin kadib markii uu muddo xileedkisa dhammaaday 27-dii Diseembari) meelmariyay miisaaniyadda dowladda ...

23 Maalis 202116min

Xasilloonida iyo Daahfurnaanta Hannaanka Doorashada dadban ee Soomaaliya

Xasilloonida iyo Daahfurnaanta Hannaanka Doorashada dadban ee Soomaaliya

17-kii Sebteembar, hoggaanka Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada waxay ku heshiiyeen nooc doorasho dadban ah in ay ka dhacdo dalka. Iyadoo laga ambaqaadayo doodo taxane ah oo Dhuusamareeb ku q...

23 Joulu 202021min

Maxaa Casharro ah oo Laga Baran Karaa Doorashooyinkii Dadbanaa ee Soomaaliya ee 2016?

Maxaa Casharro ah oo Laga Baran Karaa Doorashooyinkii Dadbanaa ee Soomaaliya ee 2016?

Doorasho dadban oo labaad ayaa la jadwaleeyey in ay mar kale ka dhacdo Soomaaliya dabayaaqada sanadka 2020 iyo horraanta sanadka 2021. Sida ay ku heshiiyeen madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ...

25 Marras 202024min

Kaalinta Dhalinyarada ee Doorashooyinka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya: Fursadaha iyo Caqabadaha

Kaalinta Dhalinyarada ee Doorashooyinka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya: Fursadaha iyo Caqabadaha

On Thursday, 12th November 2020, Somali Public Agenda and Youth Peer Education Network (Y-Peer) in Somalia have co-organized a forum that took place at Afrik Hotel in Mogadishu under the theme “The ro...

23 Marras 202059min

Suosittua kategoriassa Koulutus

rss-murhan-anatomia
psykopodiaa-podcast
voi-hyvin-meditaatiot-2
kesken
rss-arkea-ja-aurinkoa-podcast-espanjasta
rss-vapaudu-voimaasi
rss-liian-kuuma-peruna
psykologia
rss-koira-haudattuna
rahapuhetta
adhd-podi
jari-sarasvuo-podcast
rss-suomen-aa-podcast
rss-johtajatabut-aiheita-joista-ei-ole-tapana-puhua
rss-luonnollinen-synnytys-podcast
rss-xamk-podcast
rss-niinku-asia-on
rss-laadukasta-ensihoitoa
rss-hereilla
aamukahvilla