Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Shan qof oo cimilada u ololeeyaa ayaa laqabtay kadib markii ranji kabuuxiyeen xafiiska dawlada. Sweden oo diiday ka mid noqoshada Golaha Nabadda ee Trump uu soo jeediyay. Dambiilayaasha oo lacag farabadan galiya sweden.

Episoder(1000)

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Booliska oo lugta ka toogtay nin mindi ku hubeysnaa. In badan oo ka mid ah dadka ku nool xaafadaha nugul oo shaqeeya iyo Amaahda Northvolt

24 Jun 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

SMHI oo ka digtay roob badan Nin lagu toogtay Göteborg Qarax ka dhacay faras-magaalka Malmö

23 Jun 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Booliska Stockholm oo ka digaya khamriga been abuurka fasaxa 'midsommar'. Soo jeedin in dadka qaba ADHD iyo Ootisimka loo fududeeyo liisanka darwalnimada. Xaafadda Biskopsgården oo haatan ka jira koox...

19 Jun 20252min

Wararka manta iyo Sweden

Wararka manta iyo Sweden

Giriiga ayaa sheegay in ay Israaiil ka daad gureeyeen tiro dad Iswiidhish ah. Xukuumadda ayaa nus bilyan gelinaysa si loo dhimo safafka loo galo daryeelka caafimaadka. Dhaqaalihii lagu taageeray gobol...

18 Jun 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Tiradadadka booqda xarummaha gargaarka degdegga ah oo hoos u dhacay sannadkii hore. Isu socodkii tareenka ee magaalooyinka Sundsvall iyo Umeå oo curyaamay toddobaadkii hore dhamaadkiisii. Ciidammada d...

17 Jun 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Wasaaradda arrimaha dibadda Iswiidhen ayaa adkeynaysa talada socdaalka ee Israa'iil. Booliska oo soo saaray baaritaan ku aadan halka ay dembiyada dalka ka dhacaan. Laba shaqo joojin oo lagu dhawaaqay ...

16 Jun 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Qaxootiga Ukrain ka jooga Midowga Yurub oo sharciga loo kordhiyey Israaiil oo xirtay dhammaan safaaradaheeda Howlgal boolis la xiriira carruuraha dalka laga saarayo

13 Jun 20251min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Kristersson wuxuu ka qeybgalayaa shirka Bilderberg Northvolt oo shaqaale horleh dhimaysa Shaqo laaanta oo hoos u dhacday

12 Jun 20252min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
aftenpodden-usa
i-retten
forklart
popradet
stopp-verden
det-store-bildet
dine-penger-pengeradet
rss-gukild-johaug
fotballpodden-2
nokon-ma-ga
bt-dokumentar-2
hanna-de-heldige
aftenbla-bla
chit-chat-med-helle
frokostshowet-pa-p5
rss-dannet-uten-piano
rss-ness
e24-podden