Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Shan qof oo cimilada u ololeeyaa ayaa laqabtay kadib markii ranji kabuuxiyeen xafiiska dawlada. Sweden oo diiday ka mid noqoshada Golaha Nabadda ee Trump uu soo jeediyay. Dambiilayaasha oo lacag farabadan galiya sweden.

Episoder(1000)

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Haweeney dacwad lagu oogay kadib markii ay xad-gudub ku sameeysay carruur. Hal qof ayaa ku dhaawacmay qarax ka dhacay guri ku yaalla magalaada Örebro. Nin muqaal ka duubay haweeney balakoon iska soo t...

21 Mai 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Heerka faxalka ubaxa ee pollen oo wali aad ugu sarreeyaa Stockholm. Kitaabka Qur'aanka oo la qorsheeynaayo in lagu gubo magaalada Jönköping. Nin bishii maarso gubay masjidka Uddevalla oo dacwad lagu s...

20 Mai 20251min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Maxkamadda racfaanka ayaa beddeshay xukunkii hore ee arrinkii Murhaf hamid. Toban shirkadood ayaa laga yaabaa in lagu khasbo inay bixiyaan ganaax dhan 22 milyan oo karoon. Qof ayaa geeriyooday kaddib ...

19 Mai 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Deeqaha dadweynaha ee ururada samafalka oo sii kordhaya. Nin ayaa lagu xukumay xabsi daa'in ka dib dilkii laba qof ee ka dhacay Norrköping. Kiniin cusub oo loogu talagalay xanuunka hurda la'aanta (nar...

16 Mai 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Marqaatiga muwaadiniinta ayaa ku kacay malaayiin iyada oo aan waxba laga faa'iidin. Kumanaan arday ah oo laga doonayo in ay dib u bixiyaan lacagta CSN. Hal qof ayaa dhintay ka dib toogashadii Talaadad...

15 Mai 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Shaqo la'aanta oo hoos u dhacday saddex bilood oo xiriir ah. Waalid lagu soo oogay dacwad, taas oo la xiriirta in ay daryeelin ulkaha caruurtooda. 70 qof oo calool xanuun ku dhacay ka dib markii ay ka...

14 Mai 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Roobkii ugu yaraa ee in ka badan 100 sano. Diblomaasi sare oo Iswiidhish ah oo loo xiray basaasid. Bukaankii ugu dambeeyay oo ka baxay isbitaalka ka dib toogashadii Risbergska.

13 Mai 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

In ka badan 50 qof ayaa lagu qabtay hawlgal ballaaran oo ka dhacay aagga Östersjö. Halista dabka cawska iyo kaymaha. Wasiirka arrimaha dibadda iyo weerarrada ka socda carriga Gaza: Xaaladdii ugu darne...

12 Mai 20252min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden-usa
aftenpodden
i-retten
forklart
stopp-verden
popradet
fotballpodden-2
rss-gukild-johaug
nokon-ma-ga
det-store-bildet
dine-penger-pengeradet
bt-dokumentar-2
aftenbla-bla
hanna-de-heldige
rss-penger-polser-og-politikk
rss-dannet-uten-piano
frokostshowet-pa-p5
rss-ness
e24-podden