
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lagama helin wax maadooyinka qarxa ah duleelka markabkii rakaabka ee khalfoofkii Estoniya. Shirkadda farmashiyada ee lagu magacaabo Hjärtat ayaa dejisay nidaam inaan laga iibin karin alaabooyinka maqa...
20 Mar 20241min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Shirkadaha iswiidhishka ayaa sannadkii 2023 u gudbiyey heyadda yuribiyaanka ee ku shaqada leh, codsiyo xuquuqda dhowrista hindisaha. Si loo soo jiito shaqaale ka howlgala goobaha daryeelka waayeelka e...
19 Mar 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Koox ka kooban 35 qof ayaa wax kaga cunay oo kaga cabbey lacag gaarsiisan 82,000 karoon maqaayad balse aanan bixin lacagtii. Wiil 16 jir ah ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu dilay wiil 15 jir ah, dil...
18 Mar 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Heyadda taageerada ee Sida ayaa go'aan ku gaartay inay dib u biloowdo taageeradii ururka qaxootiga falastiiniyiinta ee UNRWA. Heyadda saadaalinta hawada SMHI ayaa bixisay digniinta jaallaha baraf xoog...
15 Mar 20242min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Boliiska ayaa saqafyada magaalada Malmö ku meeleeyn doona qalabka duula. Lacagta caddaanka ayaa weli muhiimad ku fadhida. Xisbiyada Moderaterna iyo Sverigedemokraterna ayaa albaabka u furay in dib loo...
14 Mar 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Haweeney ku nool nawaaxiga Ångermanland ayaa lagu soo oogay dacwad ah xadgudub aad u daran iyo isku day dil oo ay u geysatay gabadheeda oo dhigata dugsiga xanaanada. Ma cadda haddii - iyo goorta - bee...
13 Mar 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Diyaaradaha dagaalka F17 ee ka soo duulayay garoonka Kallinge ee gobolka Blekinge, ayaa soo gabagabeeyay howlgalkii ugu horeeyay ee Iswidhan oo xubin ka ah NATO. Greta Thunberg oo ay weheliyaan dad ka...
12 Mar 20243min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Madaxda maamullada waaxaha baarlamanka ayaa la siin doono aqoonkororsi la xiriira muqaadaraadka iyo masuuliyadda bii'ada shaqo. Tartanka heesaha hirgaley ee Yurub ayey sannadka u meteli doonaan fannaa...
11 Mar 20241min






















