Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

-Bangiga-dhexe oo sheegay in aan loobaahnayn in dulsaarka la beddelo. -Qiimaha cuntada oo degan. -Saxafiga Medin ee Turkigu- uhaysto eedaymaha oo xukuumadu diiday in ay waraysi ka qaado.

Episoder(1000)

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Hogaamiyaha xisbiga Libaraalka Johan Pehrson ayaa faallo ka bixisay hadal ka soo yeedhay hogaamiyaha xisbiga Christian Democrats Ebba Busch sabtidii mar ay wareysi ...

26 Apr 20222min

Warka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Degmadda Trollhättan ayaa joojin doonta in calanka Ukraine laga suro bannaanka xarunta dowladda hoose, Siyaasiga Xagjirka ah Rasmus Paludan ayaa racfaan ka qaatay g...

25 Apr 20222min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Hogaamiyaha xisbiga KD oo dhaleecayn u soo gudbisay booliska iyo warar kale. Sixitaan: Warkan oo aan siideyney 22kii bishii April erayga Iswiidhishka ee "Islamister" oo ay hogaamiyaha Kristen Demokrat...

22 Apr 20223min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Iswiidhish- Soomaali raba in ay dacwad ka gudbiyaan Paludan iyo warar kale.

21 Apr 20222min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Sagaal sanno oo xabsi ah ayaa lagu xukumay shakhsigii magaalada Uddevalla ee 5000 oo qof u surtogeliyay in ay maandooriye ka iibsadan internetka iyo warar kale.

20 Apr 20222min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Dawladda oo aaminsan in ay kooxaha dembiilayaasha ka dambeeyaan rabshadihii dalkan ka socday ilaa todobaadkii hore iyo warar kale.

19 Apr 20222min

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Wiil dhalinyaro ah ayaa loo la cararay cusbitalka ku yaala magaaladda Malmö kadib markii ay dhaawac u gesteen koox soo weerartey wiilkan, Booliiska oo kordhinayey ...

14 Apr 20222min

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Saddex qof ayaa hadda lagu soo oogay dacwad ku saabsan inay ku xad-gudbeen xorriyadda macluumaadka, Safafka kontrolka ee Airboorka Arlanda, ayaa dheeraaday iyo warar kale

13 Apr 20222min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden-usa
aftenpodden
stopp-verden
forklart
i-retten
popradet
det-store-bildet
fotballpodden-2
nokon-ma-ga
dine-penger-pengeradet
rss-gukild-johaug
bt-dokumentar-2
aftenbla-bla
hanna-de-heldige
rss-ness
frokostshowet-pa-p5
rss-penger-polser-og-politikk
rss-dannet-uten-piano
e24-podden