Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

-Bangiga-dhexe oo sheegay in aan loobaahnayn in dulsaarka la beddelo. -Qiimaha cuntada oo degan. -Saxafiga Medin ee Turkigu- uhaysto eedaymaha oo xukuumadu diiday in ay waraysi ka qaado.

Episoder(1000)

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Kobaca dhaqaalaha, oo lagu cabbiro GDP, ayaa kor u kacay 0.9 boqolkiiba sanadkan iyo 2.3 boqolkiiba sanadka soo socda marka loo eego saadaasha. Xisbiga Liberalerna ayaa doonaya in la baabi'iyo qiimeyn...

23 Sep 20242min

Wararka maanta ee Radio Sweden

Wararka maanta ee Radio Sweden

Qof ayaa la qabtay oo loo xiray shaki la xiriira inuu qeyb ka geeystay dil kadib toogashadii ka dhacday Hallstahammar. Orwa Kadoura oo xubin ka ahaa xisbiga Vänsterpartiet ayaa ka tagay xisbiga iyo Ma...

20 Sep 20242min

Wararka maanta ee Radio Sweden

Wararka maanta ee Radio Sweden

Nin ka tirsan ciidanka boliiska magaalada Malmö ayaa loola cararay isbitaalka ka dib markii madaxa jug laga gaarsiiyey isagoo howlgal ku jiray. Maxkamadda Racfaanka ayaa xaqiijisay xukunka maxkamadda ...

19 Sep 20241min

Wararka maanta ee Radio Sweden

Wararka maanta ee Radio Sweden

Illaa iyo imminka ma jiraan wax war ah oo ku saabsan dhaawac ama dhimasho ku yimid muwaadiniinta iswiidhishka ah ee ku sugan Lubnaan oo la xiriira qaraxyadii shalay ka dhacay halkaas, Diyaarad siday w...

18 Sep 20242min

Wararka maanta ee Radio Sweden

Wararka maanta ee Radio Sweden

Xubinta cusub ee hoggaanka cusub ee ururka Midowga Yurub - u meteli doonta Sweden Jessika Roswall (M) ayaa la soo jeediyey inay mas'uul ka noqoto arrimaha deegaanka. Xafiiska shaqada ayaa ku wargeliye...

17 Sep 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Sweden ayaa hoggaamin doonta saldhig cusub ee Nato oo laga dhisi doono waqooyiga dalka Finland. Toddoba qof ayaa maxkamad loo soo taagey dacwad ka dhan ah oo la xiriirta rabshado culus oo la xiriira k...

16 Sep 20242min

Warark maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Warark maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Guddoomiyaha gudd-hoosaadka cadaaladda ee baarlamanka, Richard Jomshof kana tirsan xisbiga Sverigedemokraterna ayaa si ku meel gaar ah uga fadhiistay howshiisii. Maanta ayaa la aasay tababarihii hore ...

13 Sep 20243min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Shaqo la'aanta oo dalka ku sii kordheysa . Dadka iswiidhishka ee u safra dalka ingiriiska ayaa lagu soo rogeyaa iney bixiyaan lacag gaareysa 130 karoon laga bilaabo bisha abriil ee sannadka 2025. Taba...

12 Sep 20242min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
stopp-verden
i-retten
forklart
aftenpodden-usa
popradet
det-store-bildet
nokon-ma-ga
dine-penger-pengeradet
lydartikler-fra-aftenposten
rss-ness
fotballpodden-2
rss-gukild-johaug
aftenbla-bla
hanna-de-heldige
e24-podden
frokostshowet-pa-p5
rss-penger-polser-og-politikk
grasoner-den-nye-kalde-krigen