Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

-Bangiga-dhexe oo sheegay in aan loobaahnayn in dulsaarka la beddelo. -Qiimaha cuntada oo degan. -Saxafiga Medin ee Turkigu- uhaysto eedaymaha oo xukuumadu diiday in ay waraysi ka qaado.

Episoder(1000)

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.

Xildhibaan Morgan Johansson ayaa xaaskiisa maxkamadda racfaanka ku heshay dambi ah inay jabsatay xog dhanka kombuyuuterka. Sara Skyttedal oo xisbiga Kristdemokraterna u fadhida baarlamanka EU-da ayaa ...

16 Feb 20243min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Xukuumadda ayaa soo jeedineeysa in la adkeeyo shuruudaha lacagaha la isugu diro ee xalaadaha. Subaxnimadii khamiistii saaka oo guri dabaqah oo Malmö ku yaalla rasaas lala beegsaday. Baaristii hordhaca...

15 Feb 20241min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Midho iyo khudrad yar ayaa la iibsaday sanadkii hore marka loo eego sanadkii ka horeeyey ee 2022 kii. Kastamada Iswiidhen ayaa qabtay daroogo badan sanadkii hore ta...

14 Feb 20241min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Dabkii weynaa ee ka kacay magaalada Göteborg, jardiinada biyaha ee Oceana agagaarka Liseberg ayaa weli lagu la'ayahay nin. Biryooshyo ama rooti macaan oo badan oo bir af leh ku jirto ayaa laga helay M...

13 Feb 20242min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Guddoomiyaha xisbiga Moderaterna ee Västra Götaland, Johan Abrahamsson, ayaa si ku meel gaar fasax uga qaatay howlihiisii. Qoysaska Iswidishka ayaa la baxa lacag caddaan ah oo aad u yar. Seddexdii qof...

12 Feb 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Marcus Wandt iyo cirbiyeennadii saddexda ahaa ee la socdey ayaa dib ugu soo laabtay dhulka. Rummaan ku yaalla magaalada Göteborg ayaa dib u eegis ku samaynaysa hab-dhaqankooda shaqo. Agaasimaha guud e...

9 Feb 20242min

Wararka maan ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maan ee Raadiyaha Iswiidhen

Telefishanka dalka Ingiriiska ee Channel 4, oo uu soo gaaray qoraalkii sirta ahaa ee dawladda Israa'iil markhaatiga u soo bandhigtay, uu sheegay inaaney ku qornayn wax caddeeynaya eedeeymahaasi. Xukuu...

8 Feb 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.

Waxaa halkeedii ka sii socda hoos u dhicii tirada kalluumeeysatada Sweden. Xeerilaaliyaha ayaa iminka jawaab ka heley sababta ka dambeeysay in qoys deggan magaalada Söderhamn la sumeeyey Fiidnimada ma...

7 Feb 20242min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
stopp-verden
aftenpodden-usa
forklart
i-retten
popradet
nokon-ma-ga
lydartikler-fra-aftenposten
det-store-bildet
dine-penger-pengeradet
rss-ness
rss-gukild-johaug
aftenbla-bla
hanna-de-heldige
fotballpodden-2
e24-podden
frokostshowet-pa-p5
rss-dannet-uten-piano
unitedno