Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

22 bog ayaa si sharci darro ah loogu iibinayaa dawooyin Xukuumadda oo doonaysa in baarlamanka loo yeero xagaaga Wiil aan qaangaarin oo la qabtay kadib qarax ka dhacay Haninge

Episoder(1000)

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Toogashadii shalay ee Eslöv oo lala xiririrnayo kooxo burcad. Booliska dalka Australia ayaa gacanta ku dhigay wiil 15 jir oo Iswiiidhish ah. Xilliga xagaaga oo soo gaaray dalka Iswiidhen.

16 Apr 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Shan qof oo isbitaal loola cararay ka dib dab ka kacay guri ku yaal Helsingborg. Iswiidhishka oo cuno kalluun iyo cunto badeed oo ka yar intii hore. Ingiriiska ayaa cunaqabatayn kusoo rogtay shabakadd...

15 Apr 20252min

Wararka maanta iyo Iswiidhen

Wararka maanta iyo Iswiidhen

Degmo kale oo joojisay taageerada muusiko Yasin oo ka qeyb galayo. Qofna looma xukumin ka ganacsiga dadka. Gaadiidka ku socda xawaaraha ugu badan.

14 Apr 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin loo xukumay haweeney oo Märsta ku dilay. Bishii Maarso, ayaa qiimaha cunnada kordhay gaarayna 5.4 boqolkiiba. Tirada carruurta dhalatay sanadkii hore ayaa ahayd tiradii ugu hooseysay ee abid la ca...

11 Apr 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Midowga Yurub oo hakad galiay falcelinta canshuuraha ee ka dhanka ah Mareykanka. Haweeney hooyadeed dishay oo lagu xukumay daryeelka dhimir-daaweeynta. Labo shakhsi oo dacwad lagu soo rogay ka dib mar...

10 Apr 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Labo qarax oo xalay ka kala dhacay Stockholm iyo Helsingborg. Sannadkaa oo celinta lacagaha canshuurahaa oo aad u badan. Bishii Maarso ee sanadkan oo ahayd bishii labaad ee ugu kululeeyd ee laga diiw...

9 Apr 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Xukuumadda ayaa doonaysaa in ay dardargeliso casriyaynta difaaca milatariga. Xukuumadda ayaa 200 milyan ku maalgelinaysaa wax ka beddelka miisaaniyada gu'ga meelo badan oo ka mid ah guryaha SiS. Buugg...

8 Apr 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

8 sanno oo ay ka soo wareegatay weerarkii ka dhacay bartamaha magaalada Stockholm. Booliska ayaa soo gaba gabeeyay howlgalkii ay ka wadeen iskuul ku yaalla Hagfors. Soo jeedin cusub oo carruur iyo dha...

7 Apr 20252min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
aftenpodden-usa
i-retten
stopp-verden
forklart
popradet
det-store-bildet
nokon-ma-ga
dine-penger-pengeradet
fotballpodden-2
rss-gukild-johaug
aftenbla-bla
hanna-de-heldige
rss-ness
bt-dokumentar-2
frokostshowet-pa-p5
e24-podden
rss-dannet-uten-piano
rss-penger-polser-og-politikk