Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

22 bog ayaa si sharci darro ah loogu iibinayaa dawooyin Xukuumadda oo doonaysa in baarlamanka loo yeero xagaaga Wiil aan qaangaarin oo la qabtay kadib qarax ka dhacay Haninge

Episoder(1000)

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Miraha iyo khudaarta ayaa yeesha midabbo badan oo xoogan. Ma ahan oo kaliya qurux, laakiin sidoo kale caafimaad ayaa laga helaa, sida lagu sheegay laanta idaacadda ee culuunta sayniska. Gacanyare ka h...

5 Sep 20233min

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Hoggaanka ururka samafalka Nobel ayaa dib uga laabtay go'aankiisii ahaa in xafladda billad-bixinta Nobel ee bisha diseember uu ku casumo safiirrada Iswiidhen u matala waddammada Ruushka, Iiraan iyo Be...

4 Sep 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Inta lagu guda jiray xagaagii, tirada muwaadiniinta Ciraaq ee ku jira goobaha laysku hayo ka hor tarxiilka ee sugaya masaafurinta ayaa kordhay. Qarashka booliska kaga baxay falalka gubista kitaabka Qu...

1 Sep 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Xisbiga Socialdemokraterna ayaa doonaya in xukuumaddu ay baarto haddii ay suurtagal tahay in la mamnuuco gubista kitaabka Qur'aanka. Saddex kiis oo jadeeca ah ayaa laga helay gobolka Stockholm toddoba...

31 Aug 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Xaaladda dhaqaale adag ee jirta awgeed, waxaan dadka ku filneen lacagaha soo gala -waa sida ay dareentay Malin oo a ku nool Malmö. Booliska ayaa xaqiijiyay in labo qof meydkooda laga helay guri ku yaa...

30 Aug 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

12 ka mid ah 21ka gobol ee Iswiidhen ayaa ka soo horjeeda soo jeedinta xisbiyada ka dhexeeya heshiiska Tidö ee ah in la soo bandhigo ogaysiis qasab ah oo loogu talagalay shaqaalaha daryeelka caafimaad...

29 Aug 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Nin Swedish-Ruush ah, kuna nool Sweden ayaa lagu soo oogay dacwad ah in howlo basaasnimo sharci daro culus uu u qabanayay dalka Ruushka. Dhererka baabuurta xamuulka ayaa maanta ah 25,25 meter, balse l...

28 Aug 20233min

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Iskuulada Sweden ma siiyaan ardayda fursado isku mid ah waxa sida lagu soo bandhigay qiimeynta cusub ee hayada waxbarashada ee Skolverket sameysay Dhallinyarrada caba cabitaanadda sida läsk iyo energi...

25 Aug 20232min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
stopp-verden
forklart
aftenpodden-usa
i-retten
popradet
nokon-ma-ga
det-store-bildet
lydartikler-fra-aftenposten
dine-penger-pengeradet
rss-ness
aftenbla-bla
rss-gukild-johaug
fotballpodden-2
hanna-de-heldige
frokostshowet-pa-p5
rss-penger-polser-og-politikk
e24-podden
rss-dannet-uten-piano