Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

22 bog ayaa si sharci darro ah loogu iibinayaa dawooyin Xukuumadda oo doonaysa in baarlamanka loo yeero xagaaga Wiil aan qaangaarin oo la qabtay kadib qarax ka dhacay Haninge

Episoder(1000)

Wararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen

Toogashooyin dad lagu dilay oo dhacay dhammaadka toddobaadkii na dhaafay. Xirfadda la dhowray ee shaqada kalkaalisaha darajada hoose oo lahayn nushahar kordhin. Koriimmada dalkii Soomaaliya iyo tan ha...

10 Jul 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Dadka qaar ee codsada gubista kutubta diimaha ayay ka tahay ku dayasho in la sheeg sheego, sida uu sheegay aqoonyahan ku xeel dheer cilmi nafsiga. Malmö oo marti gelineysa Eurovision 2024. Ardeyda dhi...

7 Jul 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Xukuumadda Iswiidhan oo iminka dib u eegeysa sharciga kala dambaynta ka dib dhacdadii gubida qur'aanka. Ciidanka ammaanka ayaa xidhay laba qof ka dib markii laga xaday kaniisada Torsåkeer dheri yar oo...

6 Jul 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Baaris ey saraakiisha kastamka ku sameeyeen afar gadiidka waaweyn dekedda Trelleborg ee gobolka Skåne oo bishii feebraayo qabtay 40 malyan oo koron oo lagu qariyey. Shimbirkii ugu dada weynaa Iswiidhe...

5 Jul 20232min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Mohamud Adan oo ah reer Halmstad ayaa ka mid ah muslimiinta ka dhiidhiyay falkii gubista kitaabka Qur'aanka oo toddobaadkii hore ka dhacay magaalada Stockholm. Laanta golaha Xuquuqul Insaanka ee haya...

4 Jul 20232min

Waraka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Waraka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wiil 16 jir ah oo lagu tuhunsan yahay dil oo mudo 10 bilood kor u dhaafeysa ku jira rummaan. Qaybtii ugu horeeeysay ee sannadkii 2022 ayey 34 qof u geeriyoodeen toogashooyin. Halka sannadkan 2023 ay i...

3 Jul 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

8 qof ayaa loo xukumay qalalaasahi ka dhacay xaafadaha Rosengård iyo Skånegården ee magaalada Malmö maalmihi ciidul fusxiga ee sannadkii hore. Hayadda qasnadda ceymiska qaran ayaa ruqseyn doonta shaqa...

30 Jun 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Gabdho badan oo ku dhaqan degmada Botkyrka oo dhacda koonfurta Stockholm ayaa la nool shuruudda iney yihiin bikro iyo cabsida in guur lagu khasbo. Nin ku dhaqan xaafadda Bredäng ee Stockholm ayaa dabk...

29 Jun 20233min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
stopp-verden
i-retten
forklart
aftenpodden-usa
popradet
det-store-bildet
nokon-ma-ga
dine-penger-pengeradet
lydartikler-fra-aftenposten
rss-ness
fotballpodden-2
rss-gukild-johaug
aftenbla-bla
hanna-de-heldige
e24-podden
frokostshowet-pa-p5
rss-penger-polser-og-politikk
grasoner-den-nye-kalde-krigen