Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

22 bog ayaa si sharci darro ah loogu iibinayaa dawooyin Xukuumadda oo doonaysa in baarlamanka loo yeero xagaaga Wiil aan qaangaarin oo la qabtay kadib qarax ka dhacay Haninge

Episoder(1000)

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

17-jir lala baxsaday. Dialalka ka dhaca degmada Eskilstuna oo aad u batay.

13 Apr 20232min

Wararka maanta ee Iswiidhan

Wararka maanta ee Iswiidhan

Soomaalida ku dhaqan magaaladda Umeå oo bilaabay mashruuc caawinaya waalidiinta.

12 Apr 20232min

Wararka maanta ee Iswiidhan

Wararka maanta ee Iswiidhan

Heeyada dalkan oo shaqaalahooda ka mamnuucay isticmaalida app-ka Tiktok iyo warar kale.

11 Apr 20231min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Safaradda ciida Påsk-iga(Ciidul fusxa) oo bilowday iyo talo la siiyay dadka gaadiidka u safra inta dabaaldegga ciidaasi lagu jiro. Meyd laga helay agagaarka Hagfors oo dhacda gobolka Värmland. Qiimaha...

6 Apr 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Hilibka xoolaha iswiidhishka ee la iibsado ayaa yaraaday, halka hilib fara badan laga keeno dibedda. Saaxiibo arday ah oo u kuurgalay soo hubinta caafimaadka duurka taasoo abaal marin lagu siiyay. Aab...

5 Apr 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Maxkamad xukuntay in bileyskuku khaldanaa diidmadii banaanbax qaboobihii lagu gubi lahaa Quraanka kaasoo ka hor dhici lahaa safaaradaha Turkiga iyo Ciraaq. Naag baad ku dayday xildhibaanbaarlamaanka u...

4 Apr 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Magdhaw ma helaan ehelada dambiileyaasha la dilo ee horey uga tirsanaa kooxaha gaangiska. Caruurta qaaradda Yurub oo da' hoose ku bilaaba barashada luuqad aan ahayn afkooda hooyo. Finland oo si rasmi ...

3 Apr 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Shirkadda shabakadda ICA oo diidday inay sheegto noocyada alaabooyinka 300 gaareya oo ay ku talajirto inay qiimahooda jebiso laga bilaabo 11-ka bisha abriil. Nin horey uga tirsanaan jiray xisbiga SD o...

31 Mar 20232min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
i-retten
stopp-verden
forklart
aftenpodden-usa
nokon-ma-ga
popradet
det-store-bildet
dine-penger-pengeradet
fotballpodden-2
aftenbla-bla
rss-ness
rss-gukild-johaug
hanna-de-heldige
rss-dannet-uten-piano
frokostshowet-pa-p5
e24-podden
rss-penger-polser-og-politikk
grasoner-den-nye-kalde-krigen