
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Sharciyada oggolaanshaha shaqada BUP oo la shaqaynaysa xabsiyada rumaanka Dilkii Uppsala oo keenay in nin romaanka la dhigo
9 Jul 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Stockholm oo noqotay magaalo ay ku nool yihiin hal milyan oo qof Iswiidhishka dibadaha ku nool oo heleyay kaar codbixin Qiimaha cuntada oo sii dhacaya
7 Jul 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Nin lagu dilay Uppsala Umuliso yar baaxad leh oo ka jirta gobalka Skåne Isticmaalka dhalinyarada ee aawooyinka cayilka oo koradhay
6 Jul 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen
Nin Iswiidhish ah oo si xun loo garaacay magaalada Copenhagen oo geeriyooday. Dhakhtar ilko oo 7 ilig ka siibay bukaan. Labbo qof oo basaanimo loo heeysto oo Rummaanka la dhigay.
3 Jul 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen
Xukuumadda Sweden oo goaansatay inay sii waddo taageeradii muranka dhalisay ee Soomaaliya. Dad xabsiyo kala duwan loogu xukumay dil ka dhacay Örebro. Toogasho dil ah oo ka dhacday Malmö habeenimadii A...
2 Jul 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen
Iswiidhen malaayiin karoon ugu deeqayso Venezuela oo dhawaan Dhulgariir ku dhiftay. Xukuumadda iyo SD oo baaraya sidii Calaamad Cas loo saari lahaa xubnaha kooxaha dembiyada abaabulan. Google oo magdh...
1 Jul 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen
Sweden iyo Faransiiska oo caawa fooda is dari doona. Xukuumadda o taageero lacageed siineysa SR iyo SVT si loogu magdhabo kharashaadka kordhay ee shabakada baahinta dhulka. Wax soo saarka Dalagga ee s...
30 Jun 3min




















