
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Iswiidhan oo heshiis bilyano karoon ah la saxiixanaysa Faransiiska Xisbiyada oo xoogga saaraya albaab garaaca Volvo Cars oo xireysa xafiiskeeda Stockholm
31 Aug 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen
Sweden iyo Finland oo xoojinaya iskaashigooda milatari ee Xuduudda Ruushka. Nooshi Dadgostar, oo sheegtay iney ka fikiri karto iney xirato xiddigta Daauud (davidsstjärna). Gabar lagu xiray dugsi sare ...
28 Aug 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Nin looga shakisan yahay weerarkii Iskuulka Fagersta ayaa la codsaday in Rumaanka la dhigo. Xisbiyada oo weli wada soo bandhigista ballanqaadyadooda doorasho. Säp oo billowday baaritaan hordhac ah oo ...
27 Aug 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen
Qof kale oo loo xiray weerarkii Iskuulka ee Fagersta. Shan iyo tobbon qof oo ka howla xarrunta Sis oo shaqadii laga eryey. Gobolka Stockholm oo bixinaya tallaal bilaash ah oo cudurka jadeecada ah.
26 Aug 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen
Maria Malmer Stenergard, oo fiidnimadii isniinta la geeyey goob gabbaad ah oo ku taalla Yukareyn. Labbadii wiil ee iskuulkii Fagersta ku dhaawacmay oo dhaawadooda lala tacaalayo. Labbo waalid oo maxka...
25 Aug 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen
Xisbiyo ka badan sidii hore oo isu diiwaangeliyey doorashooyinka sannadkan. Xukuumadda oo doonaysa iney dhisto guddi loo xil saaro baaritaanka weerarrada ka dhaca dugsiyada. Labbo 2 bukaan oo la siiya...
24 Aug 3min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Roobab badan iyo daadad ka dhacay Norrbotten Wasiirka caddaaladda oo ka hadlay hanjabaad soo gaartay Barnaamij cusub oo caafimaad oo carruurta iyo dhallinyarada
21 Aug 3min




















