
Wararka raadiyaha Iswiidhan
Laba qof oo kale oo la xiray kiiska dugsiga hoyga Sigtuna. Nin ku jira da'da 20-ka oo dacwad loogu soo oogay weerar uu ugeeystay nin kale. Xarunta macluumaadka sumowga oo bilihii la soo dhaafay heshay...
15 Okt 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Cabbir cusub: Taageerada Moderaterna oo gaartay heerkii ugu sarreeyay shan sano Nin xaaskiisa ka ganacsan jiray oo xukunkiisii la adkeeyay Iswiidhen oo ciidamo dheeraad ah u diraysa difaaca NATO Lyss...
14 Okt 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Maxamed Cali ayaa codsaday fasax SOS Alarm oo ka digaysa fariimo been abuur ah oo ku saabsan dhimasho Dad badan oo AI ka codsaday caawimaad doorashada Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
13 Okt 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Kulan cusub ee codsiga fasaxa Maxamed Cali SMHI oo ka digaysa baraf culus Baaritaankii dhakhtarka wadnaha carruurta oo la joojiyay Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
12 Okt 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Magdalena Andersson oo lumisay kalsoonida, Arday rag ah oo loo hayo tuhuno kala duwan oo uu ku jiro xadgudub galmo iyo Kobaca dhaqaalaha oo si lama sare ugu kacay bishii Agoosto. Lyssna på alla avsnit...
9 Okt 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Darawalkii shilkii baska Småland oo la sii daayay. Hoos u dhac dambiyada loo geysto ama geystaan ardayda fasalka sagaalaad iyo lacago qalad ku bixi lahaa oo la baajiyay Lyssna på alla avsnitt i Sverig...
8 Okt 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Heweeney 50 jir oo ku dhimatay Malmö ka dib tuhun weerar mindi ah. Maxkamad boolis Swedish oo lagu dilay Danmark oo furantay iyo haweeney lagu soo oogay dayacaad ilmo Lyssna på alla avsnitt i Sverige...
7 Okt 2min




















