Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Dembiilayaal Iswiidhash ah ayaa lagu xiray dalalka Seerbiya iyo Tuniisiya. Haweenaydii mindida ku weerartay gabadh 10 jir ah ee magalaada Ängelholm xagaagan, ayaa ah qof qaba xannunka dhimirka oo halis ah. Dhawr carruur oo ku nool degmeda Upplands- Bro ayeey dembiilayaal la soo xiriireen, iyadoo loo marayo aaladda Snapchat.

Episoder(1000)

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Tababar meleteri oo la siin doono ciidanka difaaca madaniga gobolka Gävleborg. Dadka Sweden ee qaatay tallaalka 3aad oo ay shan malyan ku dhow yihiin. Iyo gabar soomaali ah oo shirkad taksi furatay.

17 Feb 20222min

Wararka raadiyaha Sweden

Wararka raadiyaha Sweden

Dhalinyaro roonda habeenkii ka bilaabay Norsberg, Shaqaale iskuul oo lagu heysto in uu caruur fara xumeeyay & warar kale.

16 Feb 20221min

Wararkii maanta & Sweden

Wararkii maanta & Sweden

Baarlamanka EU oo guddi baara u saara baarista barnaamijka wax lagu basaaso ee Pegasus, nin loo haystey ilmo la toogtey oo la daayey & Fatha Mohamed oo samaysay website lagu iibiyo dharka asturan

15 Feb 20222min

Wararkii maanta & Sweden

Wararkii maanta & Sweden

RW & Abaanduulka Ciidanka Sweden oo iska arkay arrinta Ukraine, toogashooyin dhimasho sababay oo ka dhacay Skarpnäck, iyo Kastamka oo qabtay daroogo aad u badan.

14 Feb 20222min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Dad lagu tuhunsanaa inay lacago dhaqeen oo la xumay, Milkiile meel dadka lagu masaajo oo isna lagu xukumay xabsi iyo masaafurin. Iyo warar kale.

11 Feb 20222min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Bangiga dhexe ee Iswiidhan oo sheegay in aaney wax ka bedeli doonin heerka dulsaarka, Mashruuc lagu caawinayo soogalootida dalkaan ku cusub ee dhanka waxbarashada oo ay dowlada soo jeedisay.

10 Feb 20222min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Komiishan EU-da oo Sweden ashtakeeyay, Xayiraadyadii corona oo maanta la joojiyay iyo warar kale.

9 Feb 20222min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Milkiilayaasha makhaaxidaha oo xirfadleyda la', Doorashadii dalka oo soo dhow iyo warar kale.

8 Feb 20222min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden-usa
forklart
popradet
aftenpodden
stopp-verden
det-store-bildet
fotballpodden-2
bt-dokumentar-2
nokon-ma-ga
rss-gukild-johaug
dine-penger-pengeradet
hanna-de-heldige
aftenbla-bla
rss-penger-polser-og-politikk
rss-ness
unitedno
frokostshowet-pa-p5
e24-podden
oppdatert