
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Gacan ka hadal xooggan oo maanta ka dhacay magaaladda Eskilstuna. Boonbaladii ugu horreysay oo u sammeysan qaab dumar oo loo adeegsaday tijaabooyinka shilalka gaadiidka. Wershad bir tii ugu weyneyd la...
1 Jun 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Kummanaan qof oo ku dhaawacmay shilalka baaskiilada koronatada ee lugta lagu haraatiyo sannadkii hore. Magaaladda Uppsala oo noqon karta meel bukaanaddu lacag ku raacaan ambalaasta. Shaqo la'aanta oo ...
31 Mai 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Gaari laga shiday wax lagu tuhusan yahay gubaabada kooxaha xagjirka Islaamiyiinta inta ay socdeen rabashidii Påsk ee Örebro oo la kashifay. Safarrada oo mar kale kordhay Corona ka dib. Qoraa iswiidhis...
30 Mai 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Madaxa kooxda kubadda cagta AIK oo is casilay. Wasiirka arrimaha dibedda Turkiga oo ka bbaqday kullanka Nato ee Oslo oo la filayay in ay isku arkaan dhigiisa Sweden Tobias Billström. Bandhiga buugagta...
29 Mai 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Iswiidhen oo ey ka soo dhammaatay rajadii xulka qaranka ciyaarta koobka dunida ee xeegada barafka ama Ishockey. Khaamiistii shalay sacaddu markay ahayd abaaraa seddexdii galabnimo ayaa adegga samatabi...
26 Mai 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wasiirka arrimmaha dibadda Sweden Tobias Billström oo ka faallooday tallaabadii dalka Ruushku ku kacay. Ku hadalka mobaaylka bulshada Sweden oo markii ugu horreeysay sannadka tagay hoos u dhacay 6 boq...
25 Mai 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Saddex dumar ah ayaa u geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay agagaarka magaalada Vimmerby.Khayraadka dabiiciga ah sida shidaalka iyo macdanta, haddii aan la lahayn ...
24 Mai 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Wiil 15 ah oo lagu dhaawacay Iskuul ku yaalla Örebro. 48 oo loo haysto inay lunsadeen lacagta tageerada waxbarashada ee (CSN) degmada Markryd. Wakhti kulaylaha oo loo baahdo shaqaale badan waqooyiga I...
23 Mai 20232min






















