Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Dembiilayaal Iswiidhash ah ayaa lagu xiray dalalka Seerbiya iyo Tuniisiya. Haweenaydii mindida ku weerartay gabadh 10 jir ah ee magalaada Ängelholm xagaagan, ayaa ah qof qaba xannunka dhimirka oo halis ah. Dhawr carruur oo ku nool degmeda Upplands- Bro ayeey dembiilayaal la soo xiriireen, iyadoo loo marayo aaladda Snapchat.

Episoder(1000)

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

19 qof oo gacansaar la leh kooxaha dembiyada iskubaheysta ee dalka Litawen oo aad uga shaqeeyn jirey ganacsiga maandooriya la isaga waarido dalalka Isbayn iyo Iswiidhen ayaa gacanta lagu dhigay. Sanna...

14 Apr 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

17-jir lala baxsaday. Dialalka ka dhaca degmada Eskilstuna oo aad u batay.

13 Apr 20232min

Wararka maanta ee Iswiidhan

Wararka maanta ee Iswiidhan

Soomaalida ku dhaqan magaaladda Umeå oo bilaabay mashruuc caawinaya waalidiinta.

12 Apr 20232min

Wararka maanta ee Iswiidhan

Wararka maanta ee Iswiidhan

Heeyada dalkan oo shaqaalahooda ka mamnuucay isticmaalida app-ka Tiktok iyo warar kale.

11 Apr 20231min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Safaradda ciida Påsk-iga(Ciidul fusxa) oo bilowday iyo talo la siiyay dadka gaadiidka u safra inta dabaaldegga ciidaasi lagu jiro. Meyd laga helay agagaarka Hagfors oo dhacda gobolka Värmland. Qiimaha...

6 Apr 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Hilibka xoolaha iswiidhishka ee la iibsado ayaa yaraaday, halka hilib fara badan laga keeno dibedda. Saaxiibo arday ah oo u kuurgalay soo hubinta caafimaadka duurka taasoo abaal marin lagu siiyay. Aab...

5 Apr 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Maxkamad xukuntay in bileyskuku khaldanaa diidmadii banaanbax qaboobihii lagu gubi lahaa Quraanka kaasoo ka hor dhici lahaa safaaradaha Turkiga iyo Ciraaq. Naag baad ku dayday xildhibaanbaarlamaanka u...

4 Apr 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Magdhaw ma helaan ehelada dambiileyaasha la dilo ee horey uga tirsanaa kooxaha gaangiska. Caruurta qaaradda Yurub oo da' hoose ku bilaaba barashada luuqad aan ahayn afkooda hooyo. Finland oo si rasmi ...

3 Apr 20233min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
aftenpodden-usa
i-retten
forklart
popradet
fotballpodden-2
rss-gukild-johaug
dine-penger-pengeradet
stopp-verden
nokon-ma-ga
det-store-bildet
bt-dokumentar-2
hanna-de-heldige
rss-penger-polser-og-politikk
chit-chat-med-helle
frokostshowet-pa-p5
aftenbla-bla
e24-podden
rss-dannet-uten-piano