
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Hooyo ku yaboohday 40 litir oo caanaha naaskeeda ah kuna heshay 250 karoon litirkiiba. Xasaasiyada faxalka dhirta oo sannadkan aad u sarreeya iyo Ururka jaamiciyiinta Soomaalida Stockholm oo qabtay ku...
20 Mar 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Degmada Stockholm waa in ay hagaajiso qaabka ay ku caawini lahayd sidii ey dhallinyaradu uga bixi lahaayeen ka faqooqnaanta bulshada.Sannadkii hore ayuu hoos u dhac...
17 Mar 20233min

Wararka maanta ee Raadiyah Sweden
Sweden ayaa rabta in ay Yukrayn u dirto madaafiicda goobta nooca loo yaqaan Archer. Dhallaan dhigta dugsiga xannaanada ee Halmstad oo bii'ada u bannaanbaxay. Salad Hilowle, qoraa suugaan Somali Swedis...
16 Mar 20232min

Wararka maanta ee Raadiyah Sweden
Ciyaaryahanka Zlatan Ibrahimovic oo 41 jir ah ayaa ka mid noqonaya xulka qaran ee tartanka isreereebka koobka Yurub. Hayadda hoggaanka bulshada Socialstyrelsen ayaa soo bandhigtay shaashad aqooneed l...
15 Mar 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Hoos u dhaca dhaqaale illaa iyo hadda ma uu horseedin in shaqo la'aantu badato, sida ku cad tirakoobka cusub ee xafiiska shaqada bishii feberaayo.Nin soddon jir ah ...
14 Mar 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Rasmus Paludan oo lagu furay baaris dacwad ah iyo inuu ku kacay dambi. Haweeney naaska laga qalay iyada oo lagu qalday mid kale iyo 17 jir lagu helay dambi dil ka dhacay Stockholm.
10 Mar 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Bileyska oo qeyla dhaan ka muujiyay sida ay u fududahay helitaanka daroogada. Sharci cusub oo argagixiso oo ay xukuumadda Sweden u gudbisay baarlamanka iyo sharci k...
9 Mar 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Kaniiniga xoojiya galmada ragga oo inta badan la isku dayo in si dhuuleysi ah dalka lagu soo geliyo. Maalinta xuska haweenka ee 8 Maarso iyo boolis loo ganaaxay wii...
8 Mar 20233min






















