
Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ka dib qaraxyo hirar ah oo is daba joog ah oo ayaamahaan ka dhacayey magaalada Stockholm iyo nawaaxigeeda ayey booliiska oo qabtay war saxaafadeed, wuxuu ku dhawaaq...
20 Jan 20233min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Maanta oo ay bishu tahay 19ka jannaayo, oo ah maalin ka hor maalintii ay walidiinta carruurta lahi, heli jireen lacagta tageerada carruurta, Barn bidrag, ayaa loogu...
19 Jan 20232min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Muharrem Demirok oo iska celinaya dhalashada Turkiga.Bishii diseember ayay hoos u dhacday guud ahaan korontada la isticmaalay 8,2 boolkii marka loo barbardhigo bish...
18 Jan 20232min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Nils van der Poel oo ah cayaar yahan dheelka cayaarta barafka lagu ordo ayaa saddex biladood ku guulaystay xaflad cayaareedkii xalay.21 jirka Daniel Lönn oo ah Sver...
17 Jan 20233min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Caafimaad darrada lala xiriirinayo cuntada iyo cabbitaanka ayaa soo badanaya sida ay sheegtay hay'adda cuntada Sweden. Dhacdadii ka dhacday banaanka xaruunta dawlad...
16 Jan 20233min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Afhayeenka baarlamanka Iswiidhen ayaa sheegay inuu ka xun yahay inuu dalka turkigu joojiyey booqashadii uu toddobaadka foodda innagu soo haya ku tegi lahaa magaalad...
13 Jan 20233min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Intii lagu guda jirey fasixii Kirismaska ayey ururka BRIS (xuuuqda dhallaanka ee bulshada dhexdeeda) soo gaareen wicitaanno 19% ka badan marka loo barbardhigo sanna...
12 Jan 20233min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Bukaan xanuun u yiil isbitaalka Helsingborg ayaa geeriyooday iyadoo aan cidi ogaan.Ururka dhallinyarada ee xisbiga Centerpartiet (CUF) iyo midka ardeyda ayaa shaaca...
11 Jan 20233min






















