Wararka maanta ee Raadiyaaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaaha Iswiidhen

Dabayaaqada sanadkan, ayaa booliiska loo ogolaan doonaa in ay bilaabaan isticmaalka 'rasaasta' nooca caaga ah, kuwaas oo lagu ridi kari doono shakhsiyaadka handadaada wada kolka ay dadka isugu soo baxaan. In badan oo iswiidhish ah ayaa isku arka inay la kulmaan cimilo aad u daran nolol maalmeedkooda, sida lagu sheegay sahan la sameeyay. Wiil 19-sano jir ah ayaa maanta lagu xukumay xabsi daa'in, kaddib markii lagu helay dambi ah inuu dil geystay. Hase yeeshee iska dheereeyay dembigaa.

Episoder(500)

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Wayeel badan oo hela codsiyada inkassokrav. Sicir bararka oo saameeya jeebka gunnada ee carruurta. Malmö, Göteborg iyo Stockholm oo diiday iney la kulmaan iskuduwaha dowladda ee la xirriira dib u celi...

31 Okt 20252min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Dhallinyaro ka socota Visby oo ku guuleysatay koobka Adduunka. Xadka xatooyada fudud oo la kordhiyey. Xisbiga Liberal-ka oo doonaya in la mamnuuco xadgudubka ceejada galmada.

30 Okt 20252min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Labo qof oo iswiidhish ah oo lagu haysto falal argagixisanimo. Dhaqaalaha Sweden wuxuu u koray si ka dhakhso badan sidii la filayay. Nin geeriyooday markuu kuu dhacay gaari haan ah.

29 Okt 20252min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Tareen istaagay daad dartii. Sababta keentay koronto la'aan ka dhacday farasmagaalaha Stockholm. Boliis diiday in uu tago goobtiisa shaqada.

28 Okt 20251min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Qalfoof ilmo oo 2 000 sannadood jir ah oo la helay. Johan Rockström ayaa loo magacaabay Iswiidhishka sannadka ee dunida. Qof la toogtay oo keyn laga helay.

27 Okt 20252min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Dhammaan tareenada isaga goosha Stockholm-Uppsala waa la joojinayaa dhowr maalmood. Nin rumaan loo dhigay dil dhacay toban sano ka hor. Saab oo qorsheynaysa inay shaqaaleysiiso in ka badan 3,000 oo qo...

24 Okt 20251min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Ukun suuqa laga saarayo markii la helay salmonella. Shan arday oo dhigta dugsiga Lundsbergs oo jirdil lagu eedeeyey. Dhowr khalad oo ku yimid nidaamka Millennium.

23 Okt 20252min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Labo bam gacmeed oo Borås laga helay Bam gacmeed laga helay bannaanka guri dad badan degan Eslöv. Xarunta gargaarka degdegga Umeå oo dhiqle looga shakiyey.

22 Okt 20251min

Populært innen Politikk og nyheter

aftenpodden
giver-og-gjengen-vg
lydartikler-fra-aftenposten
forklart
aftenpodden-usa
i-retten
stopp-verden
popradet
fotballpodden-2
det-store-bildet
rss-gukild-johaug
rss-ness
dine-penger-pengeradet
nokon-ma-ga
aftenbla-bla
e24-podden
hanna-de-heldige
rss-dannet-uten-piano
bt-dokumentar-2
rss-utenrikskomiteen-med-bogen-og-grasvik