Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Marka uu bilowdo tartanka is-reereebka horyaalka Sweden ee ragga sabtidan foodda innagu soo haysa ayaa 224 taageereyaal laga mamnuucay garoommada. Inta lagu guda-jiro ciidulfuska (påsk) ayay hawadu ku bilaaban doontaa roob dhanka koonfurta iyo baraf ka da'a nawaaxiga waqooyi. Magaalada Uppsala ayaa loo qabtay nin25-meeyo jir ah kadib toogasho ka dhacday fiidnimadii salaasadii xalay.

Episoder(500)

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Heerka dulsaarka oo lagu dhaafay 1.75%. Degmada Stockholm oo sannadkan gaartey go'aaanno safar-joojin ku meelgaar ah oo ku wajahan carruurta. Qof kasta oo taxaddar la'aan ah ama khiyaameeya gunnooyink...

5 Nov 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Koox diimeedka Jehovasvittnen oo deeqda dowladda waayi doona. Madax qolfoof ah oo laga helay Foorno. Kansar badan oo laga helay goobaha dhaqaalahoodu wanaagsan yahay.

4 Nov 20251min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Cusbo badan oo caafimaadka waxyeeleysa. Biraha dib loo warshadeeyo ee dadka dhintay ee la gubo malayiinlaga sameeyo. Haweeney ka shaqeeya guryaha daryeelka oo xatooyo ku eedeysan.

3 Nov 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Wayeel badan oo hela codsiyada inkassokrav. Sicir bararka oo saameeya jeebka gunnada ee carruurta. Malmö, Göteborg iyo Stockholm oo diiday iney la kulmaan iskuduwaha dowladda ee la xirriira dib u celi...

31 Okt 20252min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Dhallinyaro ka socota Visby oo ku guuleysatay koobka Adduunka. Xadka xatooyada fudud oo la kordhiyey. Xisbiga Liberal-ka oo doonaya in la mamnuuco xadgudubka ceejada galmada.

30 Okt 20252min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Labo qof oo iswiidhish ah oo lagu haysto falal argagixisanimo. Dhaqaalaha Sweden wuxuu u koray si ka dhakhso badan sidii la filayay. Nin geeriyooday markuu kuu dhacay gaari haan ah.

29 Okt 20252min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Tareen istaagay daad dartii. Sababta keentay koronto la'aan ka dhacday farasmagaalaha Stockholm. Boliis diiday in uu tago goobtiisa shaqada.

28 Okt 20251min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Qalfoof ilmo oo 2 000 sannadood jir ah oo la helay. Johan Rockström ayaa loo magacaabay Iswiidhishka sannadka ee dunida. Qof la toogtay oo keyn laga helay.

27 Okt 20252min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
aftenpodden-usa
forklart
i-retten
stopp-verden
popradet
lydartikler-fra-aftenposten
rss-gukild-johaug
nokon-ma-ga
fotballpodden-2
det-store-bildet
dine-penger-pengeradet
rss-ness
aftenbla-bla
hanna-de-heldige
frokostshowet-pa-p5
rss-dannet-uten-piano
rss-penger-polser-og-politikk
rss-utenrikskomiteen-med-bogen-og-grasvik