Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Laga bilaabo 6-da bisha Maajo ayaa shirkadda Postnord maalin dhaaf u faaruqi doonto sanduuqyada boostada ee jaallaha ah. Naadiga Skellefteå ayaa 2 iyo 0 kaga badiyay naadiga Rögle isla markaana qaaday koobka horyaalka Sweden ee ciyaarta xeegada barafka. Nin 45 jir ee ku dhaqan Södertälje ayaa lagu soo oogay dacwad ah in uu dilay wiil uu dhalay oo 9 jir ahaa. Waalidka asal ahaan ka soo jeeda dalka dibeddiisa ayaan inta badan ogolaan taageerada ey laammaha adeegga bulshadu u fidiyaan.

Episoder(500)

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Waqti dheer oo la sugayo taageerada waxbarashada. Dacwad ka dhan ah 14 jir ka dib dilkii hogaamiyihii kooxda baandooyinka. Taleefanno badan oo gacanta oo laga helay xabsiyada.

12 Aug 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Karoonka Iswiidhishka oo noqday lacagta ugu badan ee la kala iibsado. Xukuumadda oo dalbanaysa in saxaafadda caalamiga ah loo oggolaado Qasa. Afar qof oo loo xiray tuhun la xiriira afduub.

11 Aug 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Haweeney lagu xukumay inay ku gacan siisay caruur iney qaraxyo fuliyaan. Wiil dhalinyaro ah oo loo gacan geliyay dalka Denmark. Xisbiga Miljöpartiet oo Ebba Busch ku dacweeyey guddi hoosaadka dastuurk...

8 Aug 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin Iswiidhish ah oo looga shakiyey dambiyo argagixiso oo ka dhacay Jarmalka. Qarax ka dhacay guri dabaq ah oo ku yaalla magaalada Kristianstad. Iswiidhish laga soo daadgureeynayo Qaza.

7 Aug 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Dhowr qof oo la xiray ka dib toogasho ka dhacday Katrineholm. Haweeney lacago badan ka qiyaameeysay Qasnada Ceymiska. Dhalinyaro badan oo lagu meeleeyay xarumaha Sis.

6 Aug 20251min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin la qabtay kadib dabkii ka kacay Hultsfred. Darawal bas oo ku dhintay shil ka dhacay Trelleborg. Qiimaha cunada oo aan isbedelin bishii Luulyo.

5 Aug 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Tirada hanjabaadaha iyo rabshadaha ka jira xabsiyada ayaa aad u kordhay. Qiimaha guryaha oo hoos u dhacay bishii Luulyo. Duufaanta Floris oo ku soo socota Iswiidhen.

4 Aug 20253min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Xisbiga oo SD oo diiday in la hakiyo heshiiska ganacsiga ee Israaiil. Meyd laga helay kaynta degmada Enköping. Gabar yar oo cisbitaal loola cararay kadib markii uu weeraray eey.

1 Aug 20252min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
forklart
popradet
aftenpodden-usa
stopp-verden
lydartikler-fra-aftenposten
rss-gukild-johaug
det-store-bildet
fotballpodden-2
i-retten
dine-penger-pengeradet
rss-ness
nokon-ma-ga
aftenbla-bla
hanna-de-heldige
frokostshowet-pa-p5
rss-penger-polser-og-politikk
bt-dokumentar-2
rss-dannet-uten-piano