Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Qofku uma baahna inuu kaxeeynta baaskiilka u hasyto leysan kaxeen, balse waxaa jira shuruuc loo baahan yahey in la raaco. Isticmaalka kharashaadka qoysaska oo kor u kacay boqolkiiba 0.5 bisha Abriil. Maamule iskuul oo lagu soo oogay dacwad la xiriirta wiil 8 jir ah oo ku geeriyooday dhaawac ka soo garay mar uu ka soo dhacay buur ikuulka ku taalla.

Episoder(500)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Safaaradda Maraykanka ee Stockholm oo u digaysa dadka Maraykanka ah ee Sweden ku sugan Xirmo dhaqaale diyaargarow oo 1.4 bilyan ah oo la siinayo degmooyinka Dalabka Vänsterpartiet: Jooji kordhinta kir...

9 Mar 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Xukuumadda oo diyaarad ku soo daabuleysa dadka ku xayiran bariga dhexe Nin loogu xukumay xabsi daa'in dilka saaxiibtiis Dhakhtar loo xukumay dambi galmo

6 Mar 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Cabbir hordhac ah: Sicirbararka oo aan is beddelin bishii febraayo Hoggaamiye kooxha burcad ah oo lagu qabtay Boolan Dawooyinka Swedishka ku xayiran Bariga Dhexe oo dhammaanaya

5 Mar 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Kun karoon oo lacag caddaan ah in guriga lagu haysto Bam-gacmeed laga helay Malmö Haweeney xaday dahabkii bukaannada waxaa lagu xukumay xabsi

4 Mar 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Labo haween oo la dilay Kalluunka iyo hilibka oo qaaliyoobey Hindisihii Miljöpartiet oo diidmo la kulmay

3 Mar 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Waaxda qunsuliyadda ee UD oo gashay qaab heegan. Qiyaasta dadka la filayo iney helaan kaalmada dib u laabashada. Markabka Stena Bulkga oo dronare lala beegsaday.

2 Mar 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Dhacdadii diyaaradda dronerka oo ahayd mid halis ah balse aan la yaab lahayn 48,000 shimbirood oo la dilayo Ma jiri doono roob cas

27 Feb 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

-Xukuumada oo kordhinaysa muddada häkte saddex ilaa shan bilood. - tallaalka HPV oo difaac u ah dumarka yaraanta lagu tallaalo. - Karolinska sjukhus oo ah kuwa dunida ugu fiican.

26 Feb 1min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
aftenpodden-usa
forklart
lydartikler-fra-aftenposten
stopp-verden
popradet
fotballpodden-2
nokon-ma-ga
dine-penger-pengeradet
rss-gukild-johaug
det-store-bildet
rss-ness
hanna-de-heldige
aftenbla-bla
rss-dannet-uten-piano
rss-utenrikskomiteen-med-bogen-og-grasvik
frokostshowet-pa-p5
e24-podden
rss-penger-polser-og-politikk