Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Nin 25 jir ah ayaa lagu soo oogay dacwad ka dib markii uu jabiyay mamnuucid joogitaanka bartamaha magaalada Göteborg. Afar illaa shan qof ayaa shalay galab ka baxsaday mid ka mid ah xarumaha lagu haayo dadka ee Wakaaladda Socdaalka oo ku taalla degmada Märsta oo dhacda waqooyiga Stockholm. Tirada cusub ee xanuunka dhimirka ee dhallinyarada da'doodu u dhaxayso 18-24 ayaa wax yar hoos u dhacday sannadkii hore, marka loo eego sannadkii ka horreeyay.

Episoder(500)

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
aftenpodden-usa
forklart
lydartikler-fra-aftenposten
stopp-verden
popradet
fotballpodden-2
nokon-ma-ga
dine-penger-pengeradet
rss-gukild-johaug
det-store-bildet
rss-ness
hanna-de-heldige
aftenbla-bla
rss-dannet-uten-piano
rss-utenrikskomiteen-med-bogen-og-grasvik
frokostshowet-pa-p5
e24-podden
rss-penger-polser-og-politikk