Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.

Dilkii toogashada ee dhowaan ka dhacay god buundo hoosteed ah ee xaafadda Skärholmen loogu geeystay nin ayaa u muuqda mid baaristiisu ay guul ku dhowdahay. Aabbe lagu eedeeyey inuu dhowaantan diley laba carruur ah oo uu dhalay ayaa qirtay maanta, sida lagu qorey Dagens Juridik. Xaalad degdeg ah ayey ku jiraan kalluunka maska u eg -ålen iyo kalluunka cascas ee badda Östersjön. Lammaane ku dhaqan Halland oo xabsi lagu xukumey, kadib dhibaatooyin ey u geeysteen ilmahooda.

Episoder(500)

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
aftenpodden-usa
forklart
stopp-verden
popradet
lydartikler-fra-aftenposten
det-store-bildet
nokon-ma-ga
rss-gukild-johaug
fotballpodden-2
dine-penger-pengeradet
aftenbla-bla
rss-ness
rss-espen-lee-usensurert
hanna-de-heldige
rss-dannet-uten-piano
e24-podden
frokostshowet-pa-p5
rss-penger-polser-og-politikk