Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Will 17 jir ah ayaa lagu soo oogay tuhun dacwad la xidhiidha inuu laba habeen gudahood ku dilay saddex qof. Iskuul ku yaala Nörkopping oo loo xidhay sababo la xidhiidha cimilada. 13 000 oo kalkaaliye caafimaad ah ayaa xirfadda shaqada isaga tagay sababo la xidhiidha galdaloollo dhanka deegaanka shaqada.

Episoder(500)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Digniin jaalle ah ee baraf lama filaanka ah Dad badan oo u gudbay shaqo iyo waxbarasho 2025 39 xarumood oo HVB oo la xiray

25 Feb 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Shil ey baabuur badan ku lug leeyihiin oo ka dhacay E4 Dhaqaale cusub oo gargaar ah oo loo dirayo Ukraine Soo galootiga Sweden yimid ayaa hoos u dhacay sannadkii hore

24 Feb 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Xisbiga Liberalerna oo aan doonayn in lala laabto sharciga ogolaanshaha joogtada ah. Kansarka mindhicirka oo lagu ogaan karo horenidaamka screening. Diidmada caawinta kharashka daawada cayilka.

23 Feb 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Dembiileyaasha aan la masaafurin karin oo si adag loola tacaaleyo. Socialdemokraterna oo ogolaaday in koron kiimiko looga dhigo dadka carruurta kufsada Sandra Näslund oo ku guuleysatay bilad maar ah

20 Feb 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

- Boolis lagu tuhunsanyahay faraxumayn gabadh qaangaar ahayn. - Nin ku dhexdhintay xabsiga Kronberghäktet maalintii tallaada. - Laba qarax oo ka dhacay xaafada Bellevuegården ee Malmö.

19 Feb 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

-Qarax labaad oo ka dhacay xaafada Rinkeby - Ninka Scar loo yaqaano rumaan adag laga dhigay - Dukaan yar oo cunto mudo dheer taalay gaday.

18 Feb 2min

Wararaka Raadiyaha Iswiidhan

Wararaka Raadiyaha Iswiidhan

-Nin dambiyo lagu tuhunsan yahay ayaa laga soo dhiibay Giriiga. -Halkii mayl ee baabuur korontada intuu ku kacayo ayaa ka jaban shidaalka. -Deynta qaranka oo korodhay balse korodhka qiimaha karoon aya...

17 Feb 2min

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Boliiska oo sheegay in aanu wax dembi ahi dhicin, kadib meyd haweeney oo la heley. Xisbiga MP iyo V oo dalbadey iney xisbiyada S iyo L u codeeyaan soo jeedintooda in la joojiyo tarxiilka dhallinyarada...

16 Feb 3min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
aftenpodden-usa
lydartikler-fra-aftenposten
forklart
popradet
stopp-verden
dine-penger-pengeradet
fotballpodden-2
det-store-bildet
nokon-ma-ga
rss-gukild-johaug
hanna-de-heldige
rss-ness
aftenbla-bla
e24-podden
rss-dannet-uten-piano
frokostshowet-pa-p5
grasoner-den-nye-kalde-krigen
rss-utenrikskomiteen-med-bogen-og-grasvik