Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Tuhmanayaal badan ayaa lagu ogaan doona iyadoo la qaadayo muunado DNA oo badan, faraha iyo sidoo kale sawirada wajiga. In ka badan hal sano, ayaa shaqaalaha baabuurta Volvo ee Umeå qeylo dhaan ka gudbinayeen jawiga shaqada oo liita, taas oo ka dhalatay shaqo dheeraad ah oo badan. Shan ka mid ah tobankii kareen ee loogu talagalay difaaca cadceedda ee leh qodobka ilaalinta qorraxda 50 ayaanan lahayn ilaalinta sare oo ay sheeganayaan.

Episoder(500)

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Macalin afka carruur ka sharooteyey oo dembi lagu waayey. Ereyga Lagom oo noqday ereygag ugu fiican. Nin loo xiray dil ka dhacay Helsingborg.

14 Apr 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Siyaasi degmo oo ka tirsan xisbiga SD oo kufsi loo heeysto. Lufthansa oo baajisay duulimaadyada Waqooyiga Yurub. Reza Pahlavi oo maanta khudbad ka jeedinaya baarlamanka Sweden.

13 Apr 1min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Dhaqaalaha Iswiidhen oo weli si dhab ah u kobcin. Bam gacmeed ku qarxay bartamaha Göteborg. Saddex muwaadin oo ku dhintay duqeynka dhacday Koonfurta Lubnaan

10 Apr 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

-Laba nin iyo naag ayaa lagu xukumay xukun xabsi oo dheer. - Qalabka wadnaha lagu kiciyo oo hada kadib laga arki karo Appka-SOS. - Haweenay nadiifiso ku shaqayso oo la khiyaamay.

9 Apr 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

- Cashuurta bensiinka iyo naaftada oo la dhimi doonaa. - Cunug 16 jir ah oo lagu qabtay Denmark. - Xarunta gaadiidka oo warqad budo ku jirto loo soo diray .

8 Apr 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Sicir-bararka Arday AI-da wax ku khiyaanta !uraac luqadeed ka mida miisaaniyadda guga

7 Apr 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Booliis aad u badan oo xaadir ku noqonaya Malmö inta lagu jiro ciidda fusxiga Dumar dacwad lagu soo oogay Waajibka wargelinta ee HIV waa in la baabiiyaa

2 Apr 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Socialdemokrate-ka oo dalbanaya in ay xukuumadu qorshe hawleedka AI soo bandhigto. Lacag badan oo hey`ada hawlgabku soo celiso. Kansarka haddii si degdeg ah loo daaweeyo dad badan baa badbaadi kara.

1 Apr 2min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
aftenpodden-usa
forklart
stopp-verden
popradet
dine-penger-pengeradet
det-store-bildet
rss-gukild-johaug
nokon-ma-ga
lydartikler-fra-aftenposten
fotballpodden-2
hanna-de-heldige
aftenbla-bla
rss-ness
rss-espen-lee-usensurert
e24-podden
rss-dannet-uten-piano
rss-penger-polser-og-politikk
rss-utenrikskomiteen-med-bogen-og-grasvik