Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Nin 45 jir ah ayaa lagu xukumay in loo fidiyo daryeel dhanka dhimirka ka dib markii uu wiil uu dhalay oo sagaal jir ah ku dilay Södertälje horaantii Janaayo. Boqolkiiba 6, dadka Iswiidhishka ah ayaa aaminsan in isbeddelka cimiladu uu yahay been abuur. Qeeyla dhaanta ku saabsan xayawaanada la dayacay ayaa si aad ah u kordhaya inta lagu guda jiro bilaha xagaaga.

Episoder(500)

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Toboneeyo isbitaallo aaday ka dib markii ay ku sumoobeen cunto ay maqaayad ka cuneen. Miinooyin kuwa gacanta laga tuuro oo laga helay baabuuro la baaray. Sharuudaha taayarada baabuurka xaamuulka ee xi...

2 Okt 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Boqorka oo ay ceeryaan ka hor istaagtay booqashadiisa NATO. Dad badan oo looga baahan yahay inay hubkooda celiyaan. Kummanaan qof oo ey dhici karto iney internetka ka iibsadeen dawo sharci-darro ah.

1 Okt 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Dacwad culus oo lagu soo oogay nin sakhrad ku duuliyey daroonar. Dadka qaba ADHD ayay u sahlanaan doontaa qaadashada laysanka darawalnimada. Baare: Sida loo joojinayo ip-tv-ga sharci-darrada ah.

30 Sep 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Caawimaad ka hortagga dronarka ay Iswiidhan u fidinayso Denmark. Dad badan oo xiiseeya buugaagta oo tegay Göteborg. Gabar la laaa oo laga helay iyadoo dhimatay Norway.

29 Sep 20251min

Wararka Maanta Sweden

Wararka Maanta Sweden

Nin kooxda IS lacag u ururiyay ayaa xukun lagu riday . Xukuumada oo lacag ugu deeqaysa Qasa. Magaalada Malmö ismaris aan la aqoon meel laga keenay ayaa ku xaniban.

26 Sep 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Dab ka kacay xarun daryeel oo ku taalla Sunne. Tirada ardayda bilaabi karta dugsiga sare oo wax yar korortay. Dacwadda suxufiga Swedish-ka ah Joakim Medin oo dib loo dhigay.

25 Sep 20251min

24/9 Podd-ka maanta

24/9 Podd-ka maanta

Dab ka kacay guri dabaqyo ah oo ku yaalla Tjärna Ängar ee magaalada Borlänge. Booliska Göteborg oo aqoonsaday in ka badan 30 taageereyaal kubbadda cagta oo falal culus ku jira. Dibad u dhoofinta baabu...

24 Sep 20251min

23/9 Pod-ka maanta

23/9 Pod-ka maanta

Heyadda fayadhowrka Sweden oo beenisay hindise looga faafiyey si khaldan. Masjid ku yaala Hultsfred ee gobolka Småland oo gubtay kuna basbeelay. Iswidhan iyo 24 dal oo kale ayaa soo saaray bayaan wada...

23 Sep 20252min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
aftenpodden-usa
forklart
i-retten
stopp-verden
popradet
lydartikler-fra-aftenposten
rss-gukild-johaug
nokon-ma-ga
fotballpodden-2
det-store-bildet
dine-penger-pengeradet
rss-ness
aftenbla-bla
hanna-de-heldige
frokostshowet-pa-p5
rss-dannet-uten-piano
rss-penger-polser-og-politikk
rss-utenrikskomiteen-med-bogen-og-grasvik