Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Laba kurey ayaa lagu xukumey faldambiyeed la xiriira saddex dil oo ka dhacey nawaaxiga magaalada Stockholm bishii oktoobar ee sannadkii tagay. Xukuumadda ayaa doonaysa inay soo rogto mamnuucid qaran ee isticmaalka mobaaylada ee dugsiyada aasaasiga ah (hoose dhexe). Goobo ka tirsan Sweden ayey dembiyada jirdilka iyo guryaha la jabsadaa kaga badan yihiin goobaha kale, sida ku cad qariideyn uu sameeyay ururka ka hortagga dembiyada ee BRÅ.

Episoder(500)

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
aftenpodden-usa
lydartikler-fra-aftenposten
forklart
popradet
stopp-verden
dine-penger-pengeradet
fotballpodden-2
det-store-bildet
nokon-ma-ga
rss-gukild-johaug
hanna-de-heldige
rss-ness
aftenbla-bla
e24-podden
rss-dannet-uten-piano
frokostshowet-pa-p5
grasoner-den-nye-kalde-krigen
rss-utenrikskomiteen-med-bogen-og-grasvik