Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Wasiirka sinnaanta Paulina Brandberg (L) waxay doonaysaa in shaqaalaha dugsiyada barbaarinta ay u soo gudbiyaan warbixin marka carruurta yaryari ay xiran yihiin xijaabka. Qiimaha Batroolka, Naaftada iyo Naaftada biodieslka ayaa hoos loo sii dhigay Isniintii. Hogaamiye kooxeed si caalami ah loo baadi goobayay muddo saddex sano ah, ayaa Jimcihii lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee Arlanda.

Episoder(500)

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Isak oo u wareegaya Liverpool Nin loo soo qabtay qarax ka dhacay Stockholm Fredrik Malm (L) oo siyaasadda isaga tegaya

1 Sep 20251min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Danjiraha Ruushka oo looga yeeray wasaaradda arrimaha dibadda. Saddex qof oo dacwad lagu soo oogay shil ka dhacay Sundbyberg. Koror wanaagsan oo ka muuqda dhaqaalaha Iswiidhen.

29 Aug 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

60 iskuul oo lagu sameeyay kormeer aan hore loo sii ogaysiin. Tababar degdeg oo la siin doono shaqalaha maktabadaha iskuulaadka. Halis weyn ooka jirta in dab kakaco kaymaha qaybo kamida wadanka.

28 Aug 20251min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Waalidiin qorsheynayay inay gabadhooda u guuriyaan oo xabsi lagu xukumay. Biyo la'aantii ka jirtay Stockholm oo haatan yaraatay. Ukun dib loo celinayo oo bakeeriyada salmonella ku jiri karta.

27 Aug 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Xisbiga S oo ugu yeeray Strömmer guddiga garsoorka kadib cunfi cusub. Dacwad laga soo oogay oorso iyo ilmaheeda oo la ugaarsaday. Aag cod dhaqan oo laga hirgelinayo Göteborg.

26 Aug 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Thailand oo Iswiidhen ka iibsaneeyso diyaarado nooca dagaalka ah. Kumanaan dumar ah oo ku qasbanaan doono in ay baaritan cusub oo kansarka sameeyaan. Barnaamijka Musikhjälpen oo sannadkan lagu qaban d...

25 Aug 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Xukuumadda ayaa doonaysaa hirgelinta xarumo taageero oo lagula tacaalo tacaddiga sharafka dhammaan gobollada dalka. Iswiidhan waxay cambaareyneysa qorshaha degaanka ee Daanta Galbeed. Ganacsiga second...

22 Aug 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin hanjabaad udiray iskuul kuyaal magaalada Halmstad oo la qabtay. Nin lagu tuhunsan yahay in uu argagixisada maalgaliyo oo dacwad lagu soo oogay. Carruurta Iswiidhen ku dhalanaysa oo yaraatay.

21 Aug 20251min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
aftenpodden-usa
forklart
popradet
stopp-verden
det-store-bildet
fotballpodden-2
nokon-ma-ga
dine-penger-pengeradet
rss-gukild-johaug
hanna-de-heldige
lydartikler-fra-aftenposten
rss-ness
aftenbla-bla
rss-dannet-uten-piano
rss-utenrikskomiteen-med-bogen-og-grasvik
chit-chat-med-helle
rss-penger-polser-og-politikk
e24-podden