Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Wasiirka sinnaanta Paulina Brandberg (L) waxay doonaysaa in shaqaalaha dugsiyada barbaarinta ay u soo gudbiyaan warbixin marka carruurta yaryari ay xiran yihiin xijaabka. Qiimaha Batroolka, Naaftada iyo Naaftada biodieslka ayaa hoos loo sii dhigay Isniintii. Hogaamiye kooxeed si caalami ah loo baadi goobayay muddo saddex sano ah, ayaa Jimcihii lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee Arlanda.

Episoder(500)

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Hal qof ayaa ku dhaawacmay toogasho ka dhacday xarunta Sollentuna. Tigidhada safarada SJ ee Kirismaska oo saf dheer noqday. Fritidsbanken- laaybareeriga qalabka ciyaaraha oo oo xukuumadda ka heshay 1...

9 Okt 20242min

Wararka maanta ee Iswiidhen

Wararka maanta ee Iswiidhen

Sicir-bararka oo hoos u dhacay. Middaasi ayaa ka dhigan inuu Bangiga Qaranku sida laga yaabouu hoos laba jeer u dhigo ribada hoggaanka marka xigta bisha Nofeember,sida culimada dhaqaaluhu sheegeen. Gu...

8 Okt 20242min

Wararkii ugu dambeeyey ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii ugu dambeeyey ee Raadiyaha Iswiidhen

Wiil dhallinyaro ah oo loo xiray dil. Dambi ka dhacay dugsi xannaanada ee Flen. Heyadda saadaalinta hawada oo ka digtay baraf.

7 Okt 20241min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Nawaaxiga magaalada Göteborg ayey habeennimadii xalay iyo arroornimadii saaka ka dhaceen laba qarax. Qiimaha cunnada ayaa mar kale kor u kacay. Bishii sebteember ayuu qiimuhu kor u kacay 0,2 boqolkii,...

4 Okt 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Dembiyadii ka dhanka ah safaaradaha Israa'iil ee Stockholm iyo Copenhagen ayaa la fuliyay ka dib amar ka yimid shabakadda gaangiska ee Foxtrot, sida warar soo gaaray taleefishinka SVT lagu sheegay. Ti...

3 Okt 20243min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Saddex qof oo iswiidhish ah ayaa maanta lagu xidhay magaalada Copenhagen. Waxaa loo xiray laba qarax ee habeennamadii Arbacadu soo galaysay, ka dhacay meel u dhow safaaradda Israa'iil ee Denmark. Dac...

2 Okt 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Tirada shirkadaha busaaradaystay (dhaqaale beeley) bishii Sebtembar ayaa kor u kacay. Xisbiyada Centerpartiet iyo Miljöpartiet ayaa raba in xukuumaddu ay magacowdo guddi baarlamaani ah si iskuraacid b...

1 Okt 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah App beeen abuur ah ee lacagta Iswish-ka oo beryahan laga isticmaalayey goobo ay ka mid tahay nawaaxiga Varberg.Laba qof oo xalay fiidnimadii toogasho lala beegsadey...

30 Sep 20242min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
forklart
popradet
aftenpodden-usa
stopp-verden
fotballpodden-2
det-store-bildet
nokon-ma-ga
rss-gukild-johaug
lydartikler-fra-aftenposten
dine-penger-pengeradet
hanna-de-heldige
rss-ness
rss-utenrikskomiteen-med-bogen-og-grasvik
aftenbla-bla
rss-penger-polser-og-politikk
chit-chat-med-helle
frokostshowet-pa-p5
bt-dokumentar-2