Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Sweden ayaa hoggaamin doonta saldhig cusub ee Nato oo laga dhisi doono waqooyiga dalka Finland. Toddoba qof ayaa maxkamad loo soo taagey dacwad ka dhan ah oo la xiriirta rabshado culus oo la xiriira ka hortag bannaanbax oo xagaagii sannadkii hore ka dhacay nawaaxiga Järva xafladdii dhaqanka ee eriteriyaanka, Laga bilaabo kala guurka sannadka waxaa la joojin doonaa in qashinka lagurido sigisyada. Degmada Kalmar oo laga doonayo inay dib u soo celiyo ku dhowaad lix malyan oo karoon.

Episoder(500)

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Gabdho dayar oo lagu tuhunsan yahay toogasho kala duwan oo Sweden ka dhacday. Centerpartiet oo soo jeedisay qorshe cusub oo fududeynaya helida jinsiyadda Sweden. Nin 40 meeyo jir ah oo horey kufsi loo...

26 Mar 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

SEB oo dulsaarka guryaha kordhinaya. Dagaalka Iiraan oo hoos u dhigaya dhaqaalaha. Haweeney xabsi loo dhaadhiciyey.

25 Mar 1min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Madaxii hore ee maaliyadda gobolka Västerbotten oo xabsi la dhigay. 16 jir qirtay dil ka dhacay banaanka masjid ku yaalla Örebro. Nin lagu dhaawacay toogasho ka dhacday Solna.

24 Mar 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Aaga loo yaqano Diplomatstaden ee ku taalla Östermalm oo noqon doonto Aaag amni. Farqi boqolaal karoon ah oo u dhaxeeya bangiyada kala duwan ee qidmada ka qaada macaamiishooda.

23 Mar 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Suuqa saamiyada Stockholm oo kor u kaca marna hoos u dhaca. Baadari lagu soo oogay dacwad ku saabsan muuqaallo galmo oo carruurta ah.

20 Mar 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Bankiga dhexe oo dulsaarka waxba ka badelin. Baarlamaanka oo kulan gaar ah yeelanaya xagaaga. Haweeney Iswiidhish oo ku dhaawacantay Imaaraadka.

19 Mar 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

SAS: Ugu yaraan 1 000 duullimaad oo baaqanaya Abriil Inta qof ee maalintii koowaad diray deklarationen 28 carruur horleh oo si khaldan loogu sheegay inay caafimaad qabaan ayaa la helay dib ayaa loo b...

18 Mar 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

USA oo aad hoos ugu dhacday dhanka dimuqraadiyadda Ku dhowaad 40,000 qof oo Iswiidhisha ah oo lumiyay laysink sannadkii hore Cillado farsamo oo ku habsaday hay'adda canshuurta

17 Mar 2min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
aftenpodden-usa
forklart
stopp-verden
popradet
lydartikler-fra-aftenposten
det-store-bildet
nokon-ma-ga
rss-gukild-johaug
fotballpodden-2
dine-penger-pengeradet
aftenbla-bla
rss-ness
rss-espen-lee-usensurert
hanna-de-heldige
rss-dannet-uten-piano
e24-podden
frokostshowet-pa-p5
rss-penger-polser-og-politikk