Wararka maanta ee Radio Sweden

Wararka maanta ee Radio Sweden

Illaa iyo imminka ma jiraan wax war ah oo ku saabsan dhaawac ama dhimasho ku yimid muwaadiniinta iswiidhishka ah ee ku sugan Lubnaan oo la xiriira qaraxyadii shalay ka dhacay halkaas, Diyaarad siday wasiirka arrimaha dibadda iyo wasiirka cadaaladda oo ku sii jeedday Ankara ayaa lagu khasbay inay ku soo laabato garoonka diyaaradaha Arlanda,Stockholm. Heeyadda saadaalinta hawada oo bixisay digniint jaallaha.

Episoder(500)

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Haweeney 65 jir ah iyo labo caruur ayaa geeriyooday ka dib markii uu dab qabsaday guri dabaq ah oo ku yaala magaalada Karlskrona maalintii Axadda. Dhowr arday oo ku sugan magaalada Lund ayaa loo sheeg...

8 Jul 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Nin 25 jir ah ayaa fiidnimadii Khamiista lagu dilay xaafad ku taal Bagare-gården ee Göteborg. Nin ku nool Gotland ayaa lagu soo oogay dacwad ka dib markii uu kaxay baabuur uu baraf kaga yaala muraayad...

5 Jul 20241min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Tiro rikoor ah oo ardayda dugsiga sare ah ayaa lagala noqday gunnada waxbarashada maqnaansho aan sax ahayn awgeed. Magaalada Stockholm, waxaa dhawaanahan ka dhacay dhowr meelood oo ay tuugadu u muuqde...

4 Jul 20241min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Bishii Juun, ayaa laba iyo toban qof qaraqmeen, halka toban ka mid ahina ay dabaalanayeen goorta uu shilka dhacay. Dad badan ayaaIswiidhen weli ku nool guryaha waalidkood. Nin 41 jir ah ayaa lagu xuku...

3 Jul 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Dab ayaa ka kacay jaziirada Kos ee dalka Giriiga . Morphine ayaa laga waayay dhowr ambalaas oo ku yaal Sandviken ee degmadda Gävle. Ilmo ayaa ku dhintay isbitaalka jaamacadda ee Uppsala ka dib markii ...

2 Jul 20243min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Kordhinta mushaarka ayaa ka sarraysay sicir-bararka bishii Abriil. Markii ugu horreysay muddo ku dhow laba sano ayaa tirada shirkadaha kacay hoos u dhaceen bishii Juun. Sannadkii siddeedaad oo xariir ...

1 Jul 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Xaalada amaan ee dalka Iswiidhen ayaa wali ah mid halis ah. Afar shirkadood oo kale oo Iswiidhish ah ayaa la sheegay in looga shakisan yahay inay iibiyeen waxyaabaha la isku qurxiyo, kuwaasoo ka kooba...

28 Jun 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wiil 15 jir ah oo hubaysan isla markaana ku wajahnaa safaarada Israa'iil ayaa la xukumay, maxkamadda degmeda Nacka ayaa sidaa sheegtay. Baska SL ee ka hawl galo Stockholm ayaa lagu rasaaseeyay magaala...

27 Jun 20242min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
aftenpodden-usa
forklart
popradet
stopp-verden
det-store-bildet
fotballpodden-2
nokon-ma-ga
dine-penger-pengeradet
rss-gukild-johaug
hanna-de-heldige
lydartikler-fra-aftenposten
rss-ness
aftenbla-bla
rss-dannet-uten-piano
rss-utenrikskomiteen-med-bogen-og-grasvik
chit-chat-med-helle
rss-penger-polser-og-politikk
e24-podden