Wararka maanta ee Iswiidhen

Wararka maanta ee Iswiidhen

Sicir-bararka oo hoos u dhacay. Middaasi ayaa ka dhigan inuu Bangiga Qaranku sida laga yaabouu hoos laba jeer u dhigo ribada hoggaanka marka xigta bisha Nofeember,sida culimada dhaqaaluhu sheegeen. Guurka qraabada ilma adeerta iyo ilma habreedka iyo wlaalaha uu waalid ka dhexeeyo oo la soo jeediyey in la mamnuuco. Bisha Sebtermbar ee sannadkan waa bishii labaad ee ugu kululeyd bilaha sebteembar ee laga diiwaan geliyay adduunka, sida laga soo xigtay adeegga cimilada ee EU, Copernicus.

Episoder(500)

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
aftenpodden-usa
forklart
stopp-verden
popradet
lydartikler-fra-aftenposten
det-store-bildet
nokon-ma-ga
rss-gukild-johaug
fotballpodden-2
dine-penger-pengeradet
aftenbla-bla
rss-ness
rss-espen-lee-usensurert
hanna-de-heldige
rss-dannet-uten-piano
e24-podden
frokostshowet-pa-p5
rss-penger-polser-og-politikk